{"id":478234,"date":"2023-02-15T17:11:07","date_gmt":"2023-02-15T17:11:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=478234"},"modified":"2023-02-15T17:11:07","modified_gmt":"2023-02-15T17:11:07","slug":"galmudug-oo-shaacisay-in-75-ka-tirsan-argagixisada-lagu-dilay-dagaal-culus-oo-ka-dhacay-koonfurta-gobolka-mudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/galmudug-oo-shaacisay-in-75-ka-tirsan-argagixisada-lagu-dilay-dagaal-culus-oo-ka-dhacay-koonfurta-gobolka-mudug\/","title":{"rendered":"Galmudug oo shaacisay in 75-ka tirsan argagixisada lagu dilay dagaal Culus oo ka dhacay Koonfurta gobolka Mudug"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Wasaaradda amniga Galmudug ayaa sheegtay in ka badan 75-maleeshiyad ka tirsan kooxda Khawaarijta lagu dilay weerar xooggan oo ay ciidamada xooggan, kuwa Daraawiishta Galmudug iyo kuwa xaq u dirirka deegaanka ay ku qaadeen deegaanka Qeycad ee Koonfurta gobolka Mudug, halkaas oo ay kooxda Khawaarijtu ku dhuumaaleysanayeen.<\/p>\n<p>Dagaal culus iyo duqeymo halkaas ka dhacay ayaa laga jabiyay Khawaarijta, waxayna ciidamada uga furteen hub aad u fara badan, wuxuuna meydadkooda daadsan yahay goobta uu howlgalka ka dhacay.<\/p>\n<p>Ciidamada huwanta ah ayaa horumar iyo guulo waa weyn ka sameynaya howlgallada Koonfur gobolka Mudug, kuwaas oo lagu soo afjarayo Khawaarijta farxadka ah ee ku dhuumaaleysanaya howdka.<\/p>\n<p>Maamulka Galmudug ayaa u mahad-celiyay saaxiibada caalamiga ah oo gacan weyn ka geystay jabinta Khawaarijta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Wasaaradda amniga Galmudug ayaa sheegtay in ka badan 75-maleeshiyad ka tirsan kooxda Khawaarijta lagu dilay weerar xooggan oo ay ciidamada xooggan, kuwa Daraawiishta Galmudug iyo kuwa xaq u dirirka deegaanka ay ku qaadeen deegaanka Qeycad ee Koonfurta gobolka Mudug, halkaas oo ay kooxda Khawaarijtu ku dhuumaaleysanayeen. Dagaal culus iyo duqeymo halkaas ka dhacay ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":478235,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-478234","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478234","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=478234"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478234\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":478236,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478234\/revisions\/478236"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/478235"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=478234"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=478234"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=478234"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}