{"id":478144,"date":"2023-02-15T11:07:06","date_gmt":"2023-02-15T11:07:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=478144"},"modified":"2023-02-15T11:07:06","modified_gmt":"2023-02-15T11:07:06","slug":"jab-xooggan-oo-khwaarijta-lagu-gaarsiiyay-jalalaqsi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/jab-xooggan-oo-khwaarijta-lagu-gaarsiiyay-jalalaqsi\/","title":{"rendered":"Jab xooggan oo khwaarijta lagu gaarsiiyay Jalalaqsi"},"content":{"rendered":"<p>Jalalaqsi-(SONNA)-Dagaal khasaare culus lagu gaarsiiyay Khawarijta Al-Shabaab ayaa maanta ka socda\u00a0 deegaan lagu magacaabo Inji oo hoos taga degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Weerarka oo ahaa mid qorsheysan ayaa qaaday ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka, markii ay heleen xogta koox Khawaarij ah oo dooneysa inay dhinaca kale uga gudubto wabiga Shabeelle.<\/p>\n<p>Dagaalka oo weli socda ayaa wararka hordhaca ah ee aan ka heleyno waxay sheegayaan in khasaare culus lagu gaarsiiyey Khawaarijta, isla markaana la fashiliyey qorshihii ay uga gudbayeen deegaankaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jalalaqsi-(SONNA)-Dagaal khasaare culus lagu gaarsiiyay Khawarijta Al-Shabaab ayaa maanta ka socda\u00a0 deegaan lagu magacaabo Inji oo hoos taga degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan. Weerarka oo ahaa mid qorsheysan ayaa qaaday ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka, markii ay heleen xogta koox Khawaarij ah oo dooneysa inay dhinaca kale uga gudubto wabiga Shabeelle. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":478134,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-478144","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478144","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=478144"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478144\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":478145,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478144\/revisions\/478145"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/478134"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=478144"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=478144"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=478144"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}