{"id":478000,"date":"2023-02-14T12:14:10","date_gmt":"2023-02-14T12:14:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=478000"},"modified":"2023-02-14T12:14:16","modified_gmt":"2023-02-14T12:14:16","slug":"soomaaliya-iyo-qaramada-midoobay-oo-ka-wada-hadlay-xaaladaha-barakacayaasha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-iyo-qaramada-midoobay-oo-ka-wada-hadlay-xaaladaha-barakacayaasha\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Qaramada midoobay oo ka wada hadlay xaaladaha barakacayaasha"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ku simaha Wasiirka ahna Wasiiru dowlaha Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha XFS, Mudane Xildhibaan Cabdirashid Jire Qalinle oo ay wehliso Agaasimaha Xalka-Waara ahna Agaasimaha Kormeerka iyo Qiimeynta, Marwo Sahra Cabdi Maxamed ayaa maanta kulan kula qaateen La-taliyaha Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Barakacayaasha, Mudane, Robert Piper iyo Madaxada Hay\u2019adaha Caalamiga ee dalka ka shaqeeya.<\/p>\n<p>Qodobada laga wada hadlay waxaa ka mid ah habab hore u jiray iyo dadaalada la sameeyay si wax looga qabto xaaladaha barakacayaasha Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Dhinacyadu waxay ku heshiiyeen in la dardargaliyo hirgelinta Istaraatiijiyada Xalka Waara si xal waara loogu helo barakacayaasha.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa ku bogaadiyay taliyaha Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Barakacayaasha\u00a0 sidii wax loogu qabanlahaa barakacayaasha laguna gaari lahaa xal-waara iyadoo lala kaashanaayo dowlada dhexe iyo dowlad Goboleed yada.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-478006 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/QM3.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/QM3.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/QM3-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/QM3-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/QM3-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/QM3-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/QM3-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/QM3-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/QM3-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/QM3-630x420.jpg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-478001 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/QM6.jpg\" alt=\"\" width=\"1736\" height=\"1237\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/QM6.jpg 1736w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/QM6-300x214.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/QM6-1024x730.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/QM6-768x547.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/QM6-1536x1094.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/QM6-696x496.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/QM6-1068x761.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/QM6-589x420.jpg 589w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/QM6-100x70.jpg 100w\" sizes=\"auto, (max-width: 1736px) 100vw, 1736px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ku simaha Wasiirka ahna Wasiiru dowlaha Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha XFS, Mudane Xildhibaan Cabdirashid Jire Qalinle oo ay wehliso Agaasimaha Xalka-Waara ahna Agaasimaha Kormeerka iyo Qiimeynta, Marwo Sahra Cabdi Maxamed ayaa maanta kulan kula qaateen La-taliyaha Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Barakacayaasha, Mudane, Robert Piper iyo Madaxada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":478003,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-478000","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478000","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=478000"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478000\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":478007,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478000\/revisions\/478007"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/478003"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=478000"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=478000"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=478000"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}