{"id":477846,"date":"2023-02-13T10:37:58","date_gmt":"2023-02-13T10:37:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=477846"},"modified":"2023-02-13T10:43:47","modified_gmt":"2023-02-13T10:43:47","slug":"madaxweynaha-galmudug-oo-xarigga-ka-jaray-saladhiga-booliska-degaanka-huurshe-ee-gobolka-galgaduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-galmudug-oo-xarigga-ka-jaray-saladhiga-booliska-degaanka-huurshe-ee-gobolka-galgaduud\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Galmudug oo xarigga ka jaray saladhiga booliska degaanka Huurshe ee gobolka Galgaduud"},"content":{"rendered":"<p>Galmudug(SONNA):-Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa maanta xarigga ka jaray Saladhiga degaanka Huurshe\u00a0 ee gobolka Galgaduud ,kaa oo dadka degaanka ay ku dhisteen Isku tashi Bulsho.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa shacabka Huurshe uga mahadceliyay isku tashiga ay ku dhiseen Saldhiga booliska oo bulshadu baahiweyn u qabeen,isagoo sheegay in madamaam dadka degaanka ay howl ballaaran ka qabateeyn dhismaha xarunta saldhiga iyagana ay keeni doonaan Gawaaridii ay Booliiska ku howlgali lahayeen.<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxweynaha ayaa tilmaamay in guul waweyn laga gaaray arrimihii dib u heshiisiin xalna lagaa gaaray,islamarakaan waxa uu bogaadinayo odayaasha iyo Culimada degaanka Huurshe oo kaalin tooda ka qaatay dib u heshiisiintaa.<\/p>\n<p>.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Galmudug(SONNA):-Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa maanta xarigga ka jaray Saladhiga degaanka Huurshe\u00a0 ee gobolka Galgaduud ,kaa oo dadka degaanka ay ku dhisteen Isku tashi Bulsho. Madaxweynaha ayaa shacabka Huurshe uga mahadceliyay isku tashiga ay ku dhiseen Saldhiga booliska oo bulshadu baahiweyn u qabeen,isagoo sheegay in madamaam dadka degaanka ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":477848,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-477846","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477846","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=477846"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477846\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":477860,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477846\/revisions\/477860"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/477848"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=477846"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=477846"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=477846"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}