{"id":477833,"date":"2023-02-13T09:21:32","date_gmt":"2023-02-13T09:21:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=477833"},"modified":"2023-02-13T09:25:02","modified_gmt":"2023-02-13T09:25:02","slug":"xildhibaannada-golaha-shacabka-oo-kulankoodii-caadiga-ahaa-ku-leh-xarunta-villa-hargeysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xildhibaannada-golaha-shacabka-oo-kulankoodii-caadiga-ahaa-ku-leh-xarunta-villa-hargeysa\/","title":{"rendered":"Xildhibaannada Golaha Shacabka oo kulankoodii caadiga ahaa ku leh xarunta Villa Hargeysa"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Kulanka Xildhibaannad Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goordhaw ka furmay xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho<\/p>\n<p>Ajendaha kulanka ayaa maanta ah ka doodista akhrinta labaad ee \u2018hindise sharciyeedka nidaamka maaliyadeed ee kheyraadka dabiiciga ah iyo akhrinta labaad ee hindise sharciyeedka hey&#8217;adda socdaalka iyo jinsiyadda Soomaaliyeed.\u2019<\/p>\n<p>Sabtidii\u00a0 todobaadkaan ayaa kulan ay yeesheen Xildhibaannada Golaha Shacabka waxaa loo qeybiyay qaar kamid ah hindise sharciyadeedyada ay ka doodi doonaan, si ay dhawaan u meel mariyaan<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Kulanka Xildhibaannad Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goordhaw ka furmay xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho Ajendaha kulanka ayaa maanta ah ka doodista akhrinta labaad ee \u2018hindise sharciyeedka nidaamka maaliyadeed ee kheyraadka dabiiciga ah iyo akhrinta labaad ee hindise sharciyeedka hey&#8217;adda socdaalka iyo jinsiyadda Soomaaliyeed.\u2019 Sabtidii\u00a0 todobaadkaan ayaa kulan ay yeesheen Xildhibaannada Golaha Shacabka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":477837,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-477833","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477833","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=477833"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477833\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":477836,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477833\/revisions\/477836"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/477837"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=477833"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=477833"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=477833"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}