{"id":477823,"date":"2023-02-13T07:45:27","date_gmt":"2023-02-13T07:45:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=477823"},"modified":"2023-02-13T07:45:27","modified_gmt":"2023-02-13T07:45:27","slug":"turkiga-iyo-suuriya-tirada-dhimashada-oo-kor-u-dhaaftay-33-000","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/turkiga-iyo-suuriya-tirada-dhimashada-oo-kor-u-dhaaftay-33-000\/","title":{"rendered":"Turkiga iyo Suuriya: Tirada dhimashada oo kor u dhaaftay 33.000"},"content":{"rendered":"<p>Kooxaha Samatabbixiyeyaasha ayaa sii wada in ay soo saaraan dadka ku hosjira burburka dhismayaasha ee ka dhacay Turkiga iyo Suuriya ,iyadoo tirada dhimashada dhulgariirkii usbuucii hore ay kor u dhaaftay 33,000.<\/p>\n<p>Dhulgariirrada ayaa Turkiga ku dilay ugu yaraan 29,605, halka in ka badan 4,300 oo dhimasho ah laga soo sheegayo Suuriya ah.<\/p>\n<p>Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ilaa 5.3 milyan oo qof oo Suuriya ku nool laga yaabo in ay hoy la&#8217;aan yihiin,halka Ku dhawaad 900,000 oo qof ayaa u baahan cunto kulul oo degdeg ah gudaha Turkiga iyo Suuriya.<\/p>\n<p>Martin Griffith, madaxa gargaarka Qaramada Midoobay, ayaa sheegay in dunidu ilaa hadda ay ku guul darraysatay wax u qabashada dadka ku nool waqooyi-galbeed ee Suuriya, isagoo sheegay in kuwa ka bad-baaday ay &#8220;si sax ah u dareemayaan in la dayacay&#8221;.<\/p>\n<p>Mareykanka ayaa ugu baaqay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay in uu oggolaado in sahayda la geeyo dhulka ay fallaagada gacanta ku hayso iyada oo laga sii gudbayo xadka Turkiga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxaha Samatabbixiyeyaasha ayaa sii wada in ay soo saaraan dadka ku hosjira burburka dhismayaasha ee ka dhacay Turkiga iyo Suuriya ,iyadoo tirada dhimashada dhulgariirkii usbuucii hore ay kor u dhaaftay 33,000. Dhulgariirrada ayaa Turkiga ku dilay ugu yaraan 29,605, halka in ka badan 4,300 oo dhimasho ah laga soo sheegayo Suuriya ah. Qaramada Midoobay ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":477825,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-477823","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477823","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=477823"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477823\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":477824,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477823\/revisions\/477824"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/477825"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=477823"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=477823"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=477823"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}