{"id":477782,"date":"2023-02-12T16:38:33","date_gmt":"2023-02-12T16:38:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=477782"},"modified":"2023-02-12T16:47:55","modified_gmt":"2023-02-12T16:47:55","slug":"madaxweynaha-galmudug-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-oo-gaaray-magaalada-caabud-waaq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-galmudug-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-oo-gaaray-magaalada-caabud-waaq\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Caabud-waaq"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, \u00a0mudane Axmed Cabdi Kaariye \u00a0iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Cabud-waaq ee Gobalka Galgaduud.<\/p>\n<p>Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa magaalada Cabudwaaq ku soo dhaweeyay\u00a0 qeybo ka mid ah laba gole ee Dowlada Galmudug Maamulka Degmada iyo bulshada Degmada.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa kulamo la yeelan doona Maamulka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada magaalada Caabud-waaq, si uu oggaado xaaladda magaalada.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/328516787_736393344505353_8026573790197746166_n.jpg?_nc_cat=104&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=ffjCkNYRsWYAX8aFafN&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfDnXARwtC4i2Zl8_iNUuKPxoJEy71fKyTKXv2DvFI5N3A&amp;oe=63ED7F89\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 7 qof, dad taagan iyo bannaanka\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/330855147_880188533266482_3406918539685678719_n.jpg?_nc_cat=102&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=rlXUGnitKTEAX-uWL21&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfAPaqE1POz-k7vr3EP89B0Gzad8owl6Z-3_4pcueu_l5w&amp;oe=63EE4E48\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 6 qof, dad taagan iyo bannaanka\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/330849426_584603473518130_1442874598660657676_n.jpg?_nc_cat=109&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=ope9j97jWLIAX9IIDuA&amp;tn=aWrgqdPmUrMnHTwJ&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfAVBnZ4Ux5sNUmCOQdONDzwkEald2iY-8eLRL4QB3aeUg&amp;oe=63EE0353\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 10 qof iyo dad taagan\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, \u00a0mudane Axmed Cabdi Kaariye \u00a0iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Cabud-waaq ee Gobalka Galgaduud. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa magaalada Cabudwaaq ku soo dhaweeyay\u00a0 qeybo ka mid ah laba gole ee Dowlada Galmudug Maamulka Degmada iyo bulshada Degmada. Madaxweynaha ayaa kulamo la yeelan doona Maamulka iyo qeybaha kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":477783,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-477782","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477782","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=477782"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477782\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":477784,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477782\/revisions\/477784"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/477783"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=477782"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=477782"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=477782"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}