{"id":477776,"date":"2023-02-12T14:00:48","date_gmt":"2023-02-12T14:00:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=477776"},"modified":"2023-02-12T16:00:33","modified_gmt":"2023-02-12T16:00:33","slug":"hayadda-isgaarsiinta-qaran-oo-soo-dhaweysay-isku-xirka-shirkadaha-isgaarsiinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-isgaarsiinta-qaran-oo-soo-dhaweysay-isku-xirka-shirkadaha-isgaarsiinta\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adda Isgaarsiinta Qaran oo soo dhaweysay isku xirka shirkadaha Isgaarsiinta"},"content":{"rendered":"<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">\n<p>Muqdisho (SONNA)Maareeyaha Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), mudane Mustafa Yaasiin Sheekh, ayaa soo dhaweeyay tallaabada ay shirkadaha isgaarsiinta dalka ku hirgeliyeen heshiiskii isku-xirka shabakadaha ee ay gaareen 5tii Disembar 2022.Waxaa heshiiskaas hirgeliyay qeyb ahaan shirkadaha Hormuud, Somtel, Amtel, SomLink, Golis iyo TeleSom.<\/p>\n<p>\u201cHay\u2019adda waxaa ka go\u2019an dhamaystirka in si buuxda uu u hirgelo Maareeyaha ayaa uga mahadceliyay wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada, Md Jaamac Xasan Khaliif, kaalintii hoggaamineed ee uu ka qaatay hirgelinta isku-xirka shirkadaha<\/p>\n<p>Is-wicitaankan waxaa dammaanad-qaadday hirgelintiisa Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka, iyadoo fulineysa dhammaan shuruucda iyo xeer-nidaamiyeyaasha khuseeya arrintan\u201d ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Hay\u2019adda.<\/p>\n<p>Ujeeddada laga leeyahay adeeggan waa sidii shacabka loogu fududeyn lahaa adeegyada isgaarsiinta dalka, loona dhiirrigelin lahaa tartan ku dhisan adeeg iyo qancin macaamiil.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)Maareeyaha Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), mudane Mustafa Yaasiin Sheekh, ayaa soo dhaweeyay tallaabada ay shirkadaha isgaarsiinta dalka ku hirgeliyeen heshiiskii isku-xirka shabakadaha ee ay gaareen 5tii Disembar 2022.Waxaa heshiiskaas hirgeliyay qeyb ahaan shirkadaha Hormuud, Somtel, Amtel, SomLink, Golis iyo TeleSom. \u201cHay\u2019adda waxaa ka go\u2019an dhamaystirka in si buuxda uu u hirgelo Maareeyaha ayaa uga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":477777,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-477776","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477776","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=477776"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477776\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":477781,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477776\/revisions\/477781"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/477777"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=477776"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=477776"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=477776"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}