{"id":477772,"date":"2023-02-12T14:30:10","date_gmt":"2023-02-12T14:30:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=477772"},"modified":"2023-02-12T14:30:24","modified_gmt":"2023-02-12T14:30:24","slug":"ku-simaha-madaxweynaha-ahna-guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-kulan-la-yeeshay-safiirka-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ku-simaha-madaxweynaha-ahna-guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-kulan-la-yeeshay-safiirka-mareykanka\/","title":{"rendered":"Ku simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la yeeshay Safiirka Mareykanka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta\u00a0 kulan la yeeshay Safiirka dalka Mareykanka u jooga Soomaaliya Mudane Larry Andr\u00e8.<\/p>\n<p>Labada mas\u2019uul ayaa ka waxaa ay ka wada hadleen guushii laga gaaray dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed iyo xaaladaha guud ee dalka.<\/p>\n<p>Danjiraha dalka Mareykanka ayaa Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS uga mahadceliyay sida hufnaanta iyo dhexdhexaadinta leh uu u maamulay isl-markaana ku guuleystay gogoshii taalay magalada Baydhabo in si guul ah lagu soo gabagabeeyay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta\u00a0 kulan la yeeshay Safiirka dalka Mareykanka u jooga Soomaaliya Mudane Larry Andr\u00e8. Labada mas\u2019uul ayaa ka waxaa ay ka wada hadleen guushii laga gaaray dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed iyo xaaladaha guud ee dalka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":477773,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-477772","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477772","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=477772"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477772\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":477775,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477772\/revisions\/477775"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/477773"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=477772"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=477772"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=477772"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}