{"id":477755,"date":"2023-02-12T14:22:27","date_gmt":"2023-02-12T14:22:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=477755"},"modified":"2023-02-12T14:22:27","modified_gmt":"2023-02-12T14:22:27","slug":"guddiga-horumarinta-adeega-bulshada-aqalka-sare-oo-la-kulmay-madaxda-wasaaradda-waxbarashada-xfs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-horumarinta-adeega-bulshada-aqalka-sare-oo-la-kulmay-madaxda-wasaaradda-waxbarashada-xfs\/","title":{"rendered":"Guddiga horumarinta adeega Bulshada Aqalka Sare oo la kulmay Madaxda Wasaaradda Waxbarashada XFS"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Guddiga horumarinta adeegga Bulshada, arrimaha bani&#8217;aadanimada, warfaafinta iyo dhaqanka Aqalka Sare ayaa maanta xafiiskooda ku qaabilay masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta Sare oo uu hoggaaminayay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Mudane Faarax Sheekh Cabdulqadir.<\/p>\n<p>Wasiirka waxaa kulanka ku weyhlinayey Wasiir ku xigeenka, Wasiiru dowlaha, Agaasimaha Guud iyo Masuuliyiin kale oo wasaaradda ka shaqeeya.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa ujeedadiisu ahaa in ay masuuliyiinta wasaaradda wax laga weydiiyo Hannaanka qaadashada Macallimiinta cusub ee ay wasaaraddu qaadaneyso iyo waxyaabaha horutabinta u leh si Bulshada loo gaarsiiyo adeegyada dowladda oo ay ugu horreyso waxbarashada.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/330914323_483012663852011_2998062333493299912_n.jpg?_nc_cat=105&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=730e14&amp;_nc_ohc=Rp7eHTrabysAX_RcWC8&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfDKxYL96JBXiPDm6FO_XZiZfrpK3GWKXTOlTqXQg-ovkA&amp;oe=63ED291A\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 3 qof, dad taagan, dad fadhiya iyo gudaha\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/330828043_2470492129767936_2579267292562966878_n.jpg?_nc_cat=106&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=730e14&amp;_nc_ohc=gx8PDFosXu0AX_Q_V3V&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfD-K8N-rDTIoAhfeLBbVgI8Nhj4qQa359V_byAcCfDgLA&amp;oe=63EDCF67\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 3 qof, dad taagan, dad fadhiya iyo gudaha\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/330843149_1602419980223065_702749049683455742_n.jpg?_nc_cat=105&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=730e14&amp;_nc_ohc=sziBtFiDYvoAX_J2P16&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfCEo5nwWVealDsWNQp0vPT5TmfykVlhcXpsGeS7H_lpiQ&amp;oe=63EE6FB8\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 3 qof, dad fadhiya iyo dad taagan\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Guddiga horumarinta adeegga Bulshada, arrimaha bani&#8217;aadanimada, warfaafinta iyo dhaqanka Aqalka Sare ayaa maanta xafiiskooda ku qaabilay masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta Sare oo uu hoggaaminayay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Mudane Faarax Sheekh Cabdulqadir. Wasiirka waxaa kulanka ku weyhlinayey Wasiir ku xigeenka, Wasiiru dowlaha, Agaasimaha Guud iyo Masuuliyiin kale oo wasaaradda ka shaqeeya. Kulanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":477770,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-477755","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477755","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=477755"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477755\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":477771,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477755\/revisions\/477771"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/477770"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=477755"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=477755"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=477755"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}