{"id":477754,"date":"2023-02-12T13:55:33","date_gmt":"2023-02-12T13:55:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=477754"},"modified":"2023-02-12T14:12:33","modified_gmt":"2023-02-12T14:12:33","slug":"safaaradda-soomaaliya-ee-ankara-oo-war-ka-soo-saartay-arday-lagu-la-yahay-dhul-gariirkii-dhacay-dalka-turkiye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safaaradda-soomaaliya-ee-ankara-oo-war-ka-soo-saartay-arday-lagu-la-yahay-dhul-gariirkii-dhacay-dalka-turkiye\/","title":{"rendered":"Safaaradda Soomaaliya ee Ankara oo war ka soo saartay Arday lagu la&#8217; yahay dhul gariirkii dhacay dalka Turkiye"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Safaaradda Soomaaliya ee ku taalla magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa sheegtay in nolol iyo geeri lagu la\u2019 yahay saddex kamid ah Muwadiniinta Soomaaliyeed ee waxbarashada u joogay goobaha dhul-gariirka ka dhacay ee Koofurta iyo Bariga dalka Turkiga.<\/p>\n<p>Qoraal ka soo baxay Safaaradda ayaa waxaa lagu yiri \u201cMaalintii shanaad ayay Diblomaasiyiinta Safaaradda Soomaaliya ee Ankara ku suganyihiin goobaha Dhulgariirku ka dhacay ee Koonfurta iyo Bariga dalka T\u00fcrkiye, iyaga oo ku raad jooga noolol iyo geeri saddexda arday ee kala ah: Ifraax Yusuf Cabdi, Abdulqadir Ali Mohamud Matan iyo Liiban Osman Deria&#8221;<\/p>\n<p>&#8220;Labada wiil, gurigii loo malaynayey in ay ku jiraan, waa la dhameeyey badhistiisii ilaa laga gaadhay dhulka, lagamana helin. \u00a0Ifraax Yusuf iyo hablo kale oo reer Djibouti ah guriga lagu ogaa ama lagu tuhunsanyahay in ay ku jiraan, waa gubtay\u201d \u00a0ayaa sidoo kale lagu yiri qoraalka safaaradda.<\/p>\n<p>Dhinaca kale , Safaaradda ayaa ku guulleysatay in ay soo daad gureyso Arday iyo muwadiniin Soomaaliyeed oo ku sugnaa magaalooyinka uu ka dhacay dhulgariirka, kuwaasi oo tiradoodu guud gaareyso 112 ruux.<\/p>\n<p><strong>Sawirrada Ardayda la la&#8217;yahay<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-477762 alignleft\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/3-e1676210649596.jpg\" alt=\"\" width=\"215\" height=\"170\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/3-e1676210649596.jpg 633w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/3-e1676210649596-300x237.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/3-e1676210649596-531x420.jpg 531w\" sizes=\"auto, (max-width: 215px) 100vw, 215px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-477763 alignnone\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/1.jpg\" alt=\"\" width=\"191\" height=\"191\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/1.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/1-300x300.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/1-150x150.jpg 150w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/1-696x696.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/1-420x420.jpg 420w\" sizes=\"auto, (max-width: 191px) 100vw, 191px\" \/>\u00a0\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-477765 alignright\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2-e1676210795632.jpg\" alt=\"\" width=\"219\" height=\"181\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2-e1676210795632.jpg 643w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2-e1676210795632-300x248.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2-e1676210795632-508x420.jpg 508w\" sizes=\"auto, (max-width: 219px) 100vw, 219px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Safaaradda Soomaaliya ee ku taalla magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa sheegtay in nolol iyo geeri lagu la\u2019 yahay saddex kamid ah Muwadiniinta Soomaaliyeed ee waxbarashada u joogay goobaha dhul-gariirka ka dhacay ee Koofurta iyo Bariga dalka Turkiga. Qoraal ka soo baxay Safaaradda ayaa waxaa lagu yiri \u201cMaalintii shanaad ayay Diblomaasiyiinta Safaaradda Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":477756,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-477754","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477754","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=477754"}],"version-history":[{"count":9,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477754\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":477769,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477754\/revisions\/477769"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/477756"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=477754"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=477754"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=477754"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}