{"id":477732,"date":"2023-02-12T11:35:19","date_gmt":"2023-02-12T11:35:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=477732"},"modified":"2023-02-12T11:40:29","modified_gmt":"2023-02-12T11:40:29","slug":"guddoomiyaha-haydda-maaraynta-masiibooyinka-qaranka-oo-kulan-la-qaatay-madaxa-hayadda-unicef-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-haydda-maaraynta-masiibooyinka-qaranka-oo-kulan-la-qaatay-madaxa-hayadda-unicef-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Hay&#8217;dda Maaraynta Masiibooyinka Qaranka oo kulan la qaatay Madaxa Hay\u2019adda UNICEF ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hay&#8217;dda Maaraynta Masiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallin iyo Madaxa Hay\u2019adda UNICEF ee Soomaaliya Wafaa Saed ayaa maanta ka wada hadlay sidii la isaga kaashan lahaa Arrimaha deg degga ah ( emergency).<\/p>\n<p>Hay\u2019adda SODMA iyo UNICEF ayaa ku heshiiyey in ay ka wada shaqeyn doonaan u gurmashada dadka tabaaleysan si gaar ah goobaha dhawaan laga xoreeyay khawaarijta kuwaas oo ku yaala Maamullada Galmudug,Hiirshabeelle, Jubbaland iyo koonfur Galbeed<\/p>\n<p>Hay&#8217;adda Mareeynta Masiibooyinka ayaa dadaal xooggan ugu jirta sidii gurmad loo gaarsiin lahaa degaannada laga xoreeyay khawaarijta.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hay&#8217;dda Maaraynta Masiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallin iyo Madaxa Hay\u2019adda UNICEF ee Soomaaliya Wafaa Saed ayaa maanta ka wada hadlay sidii la isaga kaashan lahaa Arrimaha deg degga ah ( emergency). Hay\u2019adda SODMA iyo UNICEF ayaa ku heshiiyey in ay ka wada shaqeyn doonaan u gurmashada dadka tabaaleysan si gaar ah goobaha dhawaan laga xoreeyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":477733,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-477732","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477732","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=477732"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477732\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":477736,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477732\/revisions\/477736"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/477733"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=477732"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=477732"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=477732"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}