{"id":477711,"date":"2023-02-12T10:29:53","date_gmt":"2023-02-12T10:29:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=477711"},"modified":"2023-02-12T10:31:49","modified_gmt":"2023-02-12T10:31:49","slug":"illaa-29-kun-oo-ruux-oo-ku-dintay-dhulgariradii-ka-dhacay-turkiga-iyo-suuriya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/illaa-29-kun-oo-ruux-oo-ku-dintay-dhulgariradii-ka-dhacay-turkiga-iyo-suuriya\/","title":{"rendered":"Illaa 29-kun oo ruux oo ku dhintay dhulgariradii ka dhacay Turkiga iyo Suuriya"},"content":{"rendered":"<p>Tirada dhimashada ee dhulgariirkii Turkiga iyo waqooyi-galbeed Suuriya ayaa dhaaftay 29,000 xilli ay socdaan dadaallada samatabixinta ee ka socda dalalkaasi.<\/p>\n<p>Tirada dhimashada \u00a0dadkii ku waxyeeloobay Turkiga ayaa kor u kacday oo gaartay 24,617 halka in ka badan 4,500 lagu sheegay dadku ku dhintay Suuriya.<\/p>\n<p>Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ilaa 5.3 milyan oo qof oo Suuriya ku nool laga yaabo in ay hooy la\u2019aan yihiin, halka ku dhawaad 900,000 oo qof ay u baahan yihiin cunto kulul oo degdeg ah Turkiga iyo Suuriya.<\/p>\n<p>Dowladda Suuriya ayaa ogolaatay in gargaar bini&#8217;aadantinimo la gaarsiiyo goobaha dhulgariirku ku dhuftay ee ka baxsan gacanteeda, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda.<\/p>\n<p>Turkiga ayaa sheegay in uu ka shaqaynayo sidii uu u furi lahaa laba waddo oo cusub oo loo maro qaybaha ay fallaagada gacanta ku hayso ee Suuriya<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tirada dhimashada ee dhulgariirkii Turkiga iyo waqooyi-galbeed Suuriya ayaa dhaaftay 29,000 xilli ay socdaan dadaallada samatabixinta ee ka socda dalalkaasi. Tirada dhimashada \u00a0dadkii ku waxyeeloobay Turkiga ayaa kor u kacday oo gaartay 24,617 halka in ka badan 4,500 lagu sheegay dadku ku dhintay Suuriya. Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ilaa 5.3 milyan oo qof oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":477713,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-477711","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477711","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=477711"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477711\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":477714,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477711\/revisions\/477714"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/477713"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=477711"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=477711"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=477711"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}