{"id":477660,"date":"2023-02-12T07:30:37","date_gmt":"2023-02-12T07:30:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=477660"},"modified":"2023-02-12T07:48:41","modified_gmt":"2023-02-12T07:48:41","slug":"madaxweynaha-hiirshabelle-oo-ka-hadlay-dil-xalay-ka-dhacay-magaalada-jowhar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-hiirshabelle-oo-ka-hadlay-dil-xalay-ka-dhacay-magaalada-jowhar\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Hirshabelle oo ka hadlay dil xalay ka dhacay Magaalada Jowhar"},"content":{"rendered":"<p style=\"background: white; margin: 0in 0in .25in 0in;\"><span style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Jowhar(SONNA):-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabelle \u00a0Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxtinta lahayd ee ku timid Alle ha u Naxariistee Nabadoon Cabdiraxmaan Jimcaale Agoon oo xalay \u00a0koox arxanlaaweyaal ah ay ku dileen Magaalada Jowhar oo caasimad u ah Maamulkaas.<\/span><span id=\"more-400779\" style=\"box-sizing: border-box;\"><\/span><\/p>\n<p style=\"background: white; box-sizing: border-box; overflow-wrap: break-word; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-thickness: initial; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in .25in 0in;\"><span style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Madaxweynaha ayaa tilamaamay in nabadoonka uu kaalin mug leh kasoo qaatay Dowlad Dhiskii Hirshabeelle kana soo shaqeeyay nabad ku wada noolaanshaha Bulshada Hirshabeelle iyo guud ahaan Bulshada Soomaaliyeed.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white; box-sizing: border-box; overflow-wrap: break-word; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-thickness: initial; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in .25in 0in;\"><span style=\"font-size: 10.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Madaxweyne Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Marxuumka Alle uga baryay in hoygiisa uu ka yeelo Jannatul Fardowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyskii qaraabadii iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar(SONNA):-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabelle \u00a0Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxtinta lahayd ee ku timid Alle ha u Naxariistee Nabadoon Cabdiraxmaan Jimcaale Agoon oo xalay \u00a0koox arxanlaaweyaal ah ay ku dileen Magaalada Jowhar oo caasimad u ah Maamulkaas. Madaxweynaha ayaa tilamaamay in nabadoonka uu kaalin mug leh kasoo qaatay Dowlad Dhiskii Hirshabeelle kana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":477661,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-477660","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477660","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=477660"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477660\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":477664,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477660\/revisions\/477664"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/477661"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=477660"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=477660"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=477660"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}