{"id":477624,"date":"2023-02-11T15:40:19","date_gmt":"2023-02-11T15:40:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=477624"},"modified":"2023-02-11T15:47:44","modified_gmt":"2023-02-11T15:47:44","slug":"wasiirka-waxbarashada-xfs-oo-ka-qeyb-galay-barnaamijka-dood-furan-oo-looga-hadlay-tayeynta-waxbarashada-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-waxbarashada-xfs-oo-ka-qeyb-galay-barnaamijka-dood-furan-oo-looga-hadlay-tayeynta-waxbarashada-dalka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Waxbarashada XFS oo ka qeyb galay barnaamijka Dood-furan oo looga hadlay tayeynta Waxbarashada dalka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare\u00a0 Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ka go\u2019antahay tayeynta Waxbarashada dalka iyo si siman ay ardayda u heli lahaayeen Waxbarasho.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa ka qeyb galay Barnaamijka Dood Furan oo ku saabsan Tayeynta Waxbarashada Dalka oo ay marti ku ahaayeen Masuuliyiin ka tirsan Dowladda iyo Ardayda wax ka barata Iskuulada iyo Jaamacaddaha Muqdisho.<\/p>\n<p>Ardayda ka qeyb gashay Barnaamijka ayaa su\u2019aalo la xiriira baahiyaha Waxbarashada waydiiyay Wasiir Faarax Sheekh Cabduqaadir.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa lagu soo arkay deegaannada laga xorreeyay Khawaarijta in aysan haba yaraate ka jirin wax fursad waxbarasho ah, dowladdana ay ka leedahay qorshe waxbarasho lagu gaarsiinayo\u2019\u2019ayuu yiri Wasiir Faarax Sheekh Abduqaadir mar Arday kamid ah ka qeyb galeyaasha Barnaamijka uu waydiiyay.<\/p>\n<p>Wasiirka oo mar laga waydiiyay Mashruuca Dowladdu ku shaqaaleeysiinayo 3000 oo isugu jira Macalimiin iyo Tababareyaal ayaa sheegay in dad badan ay soo dal badeen, isla markaasna ay socoto sidii loo kala xuli lahaa.<\/p>\n<p>\u201cHaddii aad tahay macalin uma baahnid in aad qabiilkaaga soo sheegto, uma baahnid qof kale in aad soo wadato, waxaa kaliya lagaaga baahan yahay Shahaado sax ah iyo in aad Imtixaanaadka ku guulleysatid\u201d ayuu yiri Wasiirka Waxbarashada.<\/p>\n<p>Isaga oo sii hadlaya wasiirka\u00a0 ayaa yiri \u201cMushaarka la siinayo macallimiinta ku soo gudubta tartanka waxaan weydiisanay deeq bixiyeyaasha Caalamka, waan kasoo weynay wax taageero ah, nasiib wanaag mushaarka macallimiinta waxaa bixinaya Canshuur Biyayaasha Soomaaliyeed\u201d<\/p>\n<p>Si guud wasiirka ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay sida Dowladda Soomaaliya uga go\u2019antahay in la hagaajiyo Nidaamka Waxbarashada dalka, si loo soo saaro jiil la jaan qaadi kara dunida inteeda kale, haystana aqoon iyo xirfad sare.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/329845518_1128247364505604_5831096415265216375_n.jpg?_nc_cat=108&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=Dm7M5o8IRHcAX9eCJiv&amp;_nc_oc=AQloIiyiXB188meLsoZD2clRwBFrn0DWk0-AQk2H-UDXxiKiCQrnlcOcncOrpRZc3LQ&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfC9tBZjFEe6N76jObteluVredJxCB1a28x2lSe6bD2yzg&amp;oe=63ED6029\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 1 qof iyo qoraal\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/330769884_1069306861138341_3214481268186777274_n.jpg?_nc_cat=109&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=NMrVuRG36kwAX9Y4uaX&amp;_nc_oc=AQlOhmAyYmPR_R9sYg5adyDeAibmcv3_9m2z6j7mv_kk_PEOsmrRFpw1mV6o_zoKqoc&amp;tn=MOASlOfndtNfY7-y&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfCU9ssSCERktdS_c8H0Pr4whWWS6m8_OzaBsbh91xR9PQ&amp;oe=63EC0FAC\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 2 qof iyo qoraal\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/330776921_6109026839160063_4946404042793341075_n.jpg?_nc_cat=103&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=qNWL-AChHT0AX95dFaQ&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfD-RsREI2FtFypBJuTM8mm-fWjrRXHG6tzzi5Om2NrGiA&amp;oe=63EBF1B4\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 1 qof\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/330757467_944511246930233_35998956794549929_n.jpg?_nc_cat=108&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=SPYZ14zQbnEAX-OAjb9&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfC4Q11cI1z5fNxcwVhdKwbzbc3eUWI2DNQiKQPxQ0jrpA&amp;oe=63EBD815\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 2 qof, dad taagan iyo qoraal\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/330805707_515669514082710_6075892530168821657_n.jpg?_nc_cat=111&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=GtlkzYU8x-wAX8V6_3j&amp;tn=MOASlOfndtNfY7-y&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfD8nPlOcdv-oLSKXeChPdSicObEzV9yLSnIoe8BibvM0A&amp;oe=63ECF8ED\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 3 qof iyo dad taagan\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/330833300_724271159369471_5852093607780539913_n.jpg?_nc_cat=106&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=QDBD9CrC648AX-xIeue&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfD7JEZHjre7vrFziU7byeWumq5Xlpr_dthiiaWXU643Bg&amp;oe=63EBBD11\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 1 qof iyo taagan\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/330765334_576752907681902_5619588758360065334_n.jpg?_nc_cat=109&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=2hss1Xylct0AX9dzmia&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfBMAjD8k8uQBh7qT458UzDyrF2Pnxd4zr2OJl4ewVJttQ&amp;oe=63ECF914\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 1 qof iyo taagan\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare\u00a0 Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ka go\u2019antahay tayeynta Waxbarashada dalka iyo si siman ay ardayda u heli lahaayeen Waxbarasho. Wasiirka ayaa ka qeyb galay Barnaamijka Dood Furan oo ku saabsan Tayeynta Waxbarashada Dalka oo ay marti ku ahaayeen Masuuliyiin ka tirsan Dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":477625,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-477624","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477624","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=477624"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477624\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":477631,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477624\/revisions\/477631"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/477625"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=477624"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=477624"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=477624"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}