{"id":477617,"date":"2023-02-11T13:44:30","date_gmt":"2023-02-11T13:44:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=477617"},"modified":"2023-02-11T13:44:30","modified_gmt":"2023-02-11T13:44:30","slug":"tira-koobka-shaqaalaha-rayidka-oo-si-habsami-leh-uga-socda-xarrumaha-hayaddaha-dowladda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/tira-koobka-shaqaalaha-rayidka-oo-si-habsami-leh-uga-socda-xarrumaha-hayaddaha-dowladda\/","title":{"rendered":"Tira-koobka Shaqaalaha Rayidka oo si habsami leh uga socda xarrumaha hay&#8217;addaha Dowladda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Waxaa si habsami leh xarruumaha Dowladda uga socda Tira-koobka Shaqaalaha Rayidka, si loo dardar galiyo isla xisaabtanka shaqada iyo shaqaalaha.<\/p>\n<p>Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, ahna Guddoomiyaha guddiga korjoogtaynta iyo kormeerka habsami usocodka tirakoobka, Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali ayaa maanta kormeeray qaar kamid ah hay\u2019addaha maanta uu ka socday tirakoobka.<\/p>\n<p>Ujeedada tirakoobka ayaa ah sidii loo xoojin lahaa isla-xisaabtanka, daah-furnaanta \u00a0iyo hufnaanta Shaqada, tan oo qeyb ka ah qorshaha horumarinta Dawladda ee adeegyada qaranka iyo Bulshada ay u hayaan Shaqaalaha Rayidka Dawladda.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/329669642_845808923190009_3534700610012200898_n.jpg?_nc_cat=106&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=KUvXHcvxbOwAX-719yj&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfCZLiO45dl0DSPq2Ip2PKQcpk0qkU3WWDB9j2Nxh8e0Tw&amp;oe=63ED06CE\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 5 qof, dad taagan, dad fadhiya iyo gudaha\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/328834694_890990992245043_3488977396902972769_n.jpg?_nc_cat=103&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=z9_r9WpLVe8AX-I-ykZ&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfB03Gyvahwy4R8JgnkJDVJkoMR0e7wIjhyHh2K3RcxL4g&amp;oe=63ED1723\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 6 qof, dad taagan iyo gudaha\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/329839465_863165318456680_616293651477350152_n.jpg?_nc_cat=103&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=xfQMA3MIgMIAX_mdcN2&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfAv0i5ycMMNv5loKGzByzhVhHp1CCwoVVDuot5foXK5xw&amp;oe=63EC2808\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 6 qof, dad taagan, suud iyo gudaha\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Waxaa si habsami leh xarruumaha Dowladda uga socda Tira-koobka Shaqaalaha Rayidka, si loo dardar galiyo isla xisaabtanka shaqada iyo shaqaalaha. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, ahna Guddoomiyaha guddiga korjoogtaynta iyo kormeerka habsami usocodka tirakoobka, Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali ayaa maanta kormeeray qaar kamid ah hay\u2019addaha maanta uu ka socday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":477618,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-477617","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477617","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=477617"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477617\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":477619,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477617\/revisions\/477619"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/477618"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=477617"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=477617"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=477617"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}