{"id":477510,"date":"2023-02-11T04:59:59","date_gmt":"2023-02-11T04:59:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=477510"},"modified":"2023-02-11T04:59:59","modified_gmt":"2023-02-11T04:59:59","slug":"raiisal-wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-baaq-nabadeed-ka-soo-saaray-dagaalka-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisal-wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-baaq-nabadeed-ka-soo-saaray-dagaalka-laascaanood\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisal wasaare ku-xigeenka dalka oo baaq nabadeed ka soo saaray dagaalka Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa soo saaray baaq nabadeed oo ku aaddan dagaalka Laascaanood.<\/p>\n<p>\u201c Waxaan dirayaa baaq nabadeed oo ku aadan dagaalka Laascaanood, aragtida dowladda Soomaaliyeed horey ayaa loo soo tebiyay oo madaxda qaranka uga hadashay. Dowladda Soomaaliyeed waxay u taagan tahay oo mas\u2019uuliyad ka saaran tahay ilaalinta sharafka iyo karaamada muwaadinka Soomaaliyeed iyo badqabkiisa meel kasta uu joogo,\u201d ayuu ku yiri qoraal uu soo saaray Ra\u2019iisal wasaare ku-xigeenka dalka.<\/p>\n<p><strong>\u00a0 Halkan hoose ka Akhriso baaqa Ra&#8217;iisal wasaare ku-xigeenka dalka:-\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-477511\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WhatsApp-Image-2023-02-11-at-05.45.27-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"620\" height=\"877\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WhatsApp-Image-2023-02-11-at-05.45.27-1.jpeg 620w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WhatsApp-Image-2023-02-11-at-05.45.27-1-212x300.jpeg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WhatsApp-Image-2023-02-11-at-05.45.27-1-297x420.jpeg 297w\" sizes=\"auto, (max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa soo saaray baaq nabadeed oo ku aaddan dagaalka Laascaanood. \u201c Waxaan dirayaa baaq nabadeed oo ku aadan dagaalka Laascaanood, aragtida dowladda Soomaaliyeed horey ayaa loo soo tebiyay oo madaxda qaranka uga hadashay. Dowladda Soomaaliyeed waxay u taagan tahay oo mas\u2019uuliyad ka saaran [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":477512,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-477510","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477510","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=477510"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477510\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":477513,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477510\/revisions\/477513"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/477512"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=477510"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=477510"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=477510"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}