{"id":477479,"date":"2023-02-10T13:07:50","date_gmt":"2023-02-10T13:07:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=477479"},"modified":"2023-02-10T13:12:49","modified_gmt":"2023-02-10T13:12:49","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-khawaarijta-kala-wareegay-deegaanka-doonyaale-ee-gobolka-mudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-khawaarijta-kala-wareegay-deegaanka-doonyaale-ee-gobolka-mudug\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga Dalka oo Khawaarijta kala wareegay degaanka Doonyaale ee Gobolka Mudug"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_top tdi_2 td_block_template_1\">Muqdisho:-(SONNA)-Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwaa Daraawiishta Galmudug ayaa dagaal ay ku qaadeen degaanka Doonyaale oo ka tirsan gobolka Mudug kala wareegay maleeshiyaad ka tirsan khawaarijta Al-shabaab oo ku dhuumaaleysanyay.<br \/>\nDegaankaan ayaa u dhexeeya magaalooyinka Bacaadweyne iyo Camaara oo ka wada tirsan gobolka Mudug ee degaannada maamul goboleedka Galmudug.<br \/>\nTaliyaha ciidanka dhulka XDS General Maxamed Tahliil Biixi oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa u sheegay in ciidanka xoogga dalka iyo daraawiishta Maamulka Galmudug ay dagaalka khasaare ku gaarsiiyeen Khawaarijta iyagoo ugu galay gododkii ay gabbaadka ka dhigaan jireen.<br \/>\nHowlgallada ka socda guud ahaan gobolada dalka ee lagu bacsanayo haraadiga Khawaarijta ayaa ilaa iyo hada guulo isdaba joog ah ay ka soo hoynayaan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed.<\/div>\n<div>Wixii war ah oo ku soo kordha halkaan kala soco.<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:-(SONNA)-Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwaa Daraawiishta Galmudug ayaa dagaal ay ku qaadeen degaanka Doonyaale oo ka tirsan gobolka Mudug kala wareegay maleeshiyaad ka tirsan khawaarijta Al-shabaab oo ku dhuumaaleysanyay. Degaankaan ayaa u dhexeeya magaalooyinka Bacaadweyne iyo Camaara oo ka wada tirsan gobolka Mudug ee degaannada maamul goboleedka Galmudug. Taliyaha ciidanka dhulka XDS General Maxamed Tahliil [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":477480,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-477479","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477479","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=477479"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477479\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":477484,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477479\/revisions\/477484"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/477480"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=477479"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=477479"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=477479"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}