{"id":477463,"date":"2023-02-10T11:17:36","date_gmt":"2023-02-10T11:17:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=477463"},"modified":"2023-02-10T11:29:00","modified_gmt":"2023-02-10T11:29:00","slug":"sii-hayahataliyaha-ciidanka-asluubta-oo-booqday-maxaabiista-soomalida-ee-ku-sugan-sacuudi-carabiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/sii-hayahataliyaha-ciidanka-asluubta-oo-booqday-maxaabiista-soomalida-ee-ku-sugan-sacuudi-carabiya\/","title":{"rendered":"Sii hayahaTaliyaha Ciidanka Asluubta oo booqday xarumaha ay ku jiraan maxaabiista soomalida ee Sacuudi Carabiya"},"content":{"rendered":"<p>Sii hayahaTaliyaha Ciidanka Asluubta C\/Kariin cali Afrax iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo maalmahaan booqasho shaqo ku jooga Dalka Sacuudi carabiya ayaa booqday maxaabista soomaalida ee ku jira xabsiyada Magaalada Jiddah ee dalka Sacuudi Carabiya .<\/p>\n<p>Taliya Ciidanka Asluubta iyo xubnaha kale ee la socday,waxaa xarumaha xabsiyadaasi ku soo dhoweeyay taliyayaasha xabsiyada Shimees iyo Dabbaan, Maajid Bandar,isagoo u kuurgalay xaaladda ay ku sugan yihiin dadka maxaabiista ah ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>C\/Kariin cali Afrax oo boqashaasi kaib kulanla yeeshay madax ka socotay asaaradda arrimaha gudaha,ayaa dalbaday in la daboolo guud ahaan baahiyaha dadka maxaabiista ah ee ku jira xabsiyada dalkaasi.<\/p>\n<p>Sii hayaha taliyaha Ciidanka Asluubta,waxaa booqashadaasi ku wehelinaayey Qunsulka Soomaalida ee Jiddah Axmed Maxamuud Diiriye Macruuf<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sii hayahaTaliyaha Ciidanka Asluubta C\/Kariin cali Afrax iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo maalmahaan booqasho shaqo ku jooga Dalka Sacuudi carabiya ayaa booqday maxaabista soomaalida ee ku jira xabsiyada Magaalada Jiddah ee dalka Sacuudi Carabiya . Taliya Ciidanka Asluubta iyo xubnaha kale ee la socday,waxaa xarumaha xabsiyadaasi ku soo dhoweeyay taliyayaasha xabsiyada Shimees iyo Dabbaan, Maajid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":477465,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-477463","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477463","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=477463"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477463\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":477471,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477463\/revisions\/477471"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/477465"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=477463"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=477463"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=477463"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}