{"id":477454,"date":"2023-02-10T08:12:36","date_gmt":"2023-02-10T08:12:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=477454"},"modified":"2023-02-10T21:11:30","modified_gmt":"2023-02-10T21:11:30","slug":"ciidanka-boliiska-oo-gacanta-ku-dhigay-rag-kaarar-been-abuur-ah-u-qeybiyay-barakacayaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-boliiska-oo-gacanta-ku-dhigay-rag-kaarar-been-abuur-ah-u-qeybiyay-barakacayaal\/","title":{"rendered":"Ciidanka Booliiska oo gacanta ku dhigay rag kaarar been abuur ah u qeybiyay qoysas barakacayaal ah"},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka Boliiska ee ka howlgala saldhigga Degmada Dharkenleey ayaa gacanta ku dhigay seddex nin oo la sheegay in kaarar been abuur ah ay ku dhacayeen dadka barackayaasha ah ee ku nool duleedka Magaalada Muqdisho .<\/p>\n<p>Taliska Ciidanka Boliiska ayaa sheegay in raggaasi ay lacag min 10 dollar ah ay ka qaateen dadka danyarta ah, kadibna u qeybiyay Kaarar been ah , oo ay tilmaameen in \u00a0in dhawaan ay ku heli doonaan deeq lacageed iyo raashin.<\/p>\n<p>Eedeysanayaashaasi ayaa dadka barakacayaasha ah u u sheegay in ay yihiin Hey\u2019adaha Ka shaqeeya Arrimaha gargaarka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Boliiska ee ka howlgala saldhigga Degmada Dharkenleey ayaa gacanta ku dhigay seddex nin oo la sheegay in kaarar been abuur ah ay ku dhacayeen dadka barackayaasha ah ee ku nool duleedka Magaalada Muqdisho . Taliska Ciidanka Boliiska ayaa sheegay in raggaasi ay lacag min 10 dollar ah ay ka qaateen dadka danyarta ah, kadibna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":477455,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-477454","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477454","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=477454"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477454\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":477494,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477454\/revisions\/477494"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/477455"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=477454"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=477454"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=477454"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}