{"id":477448,"date":"2023-02-10T07:56:27","date_gmt":"2023-02-10T07:56:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=477448"},"modified":"2023-02-10T10:55:38","modified_gmt":"2023-02-10T10:55:38","slug":"xaflad-lagu-maamuusaayo-maalinta-ciidanka-badda-oo-ka-socota-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xaflad-lagu-maamuusaayo-maalinta-ciidanka-badda-oo-ka-socota-muqdisho\/","title":{"rendered":"Xaflad lagu maamuusaayo maalinta ciidanka badda oo lagu qabtay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda FS ,saraakiil iyo marti sharaf kale ayaa manta ka qeybgalay xaflad ballaatan oo lagu maamuusaayey xuska maalinta ciidanka badda Soomaaliya oo ahmiyad gaar ah u leh dadka iyo dalka.<\/p>\n<p>Xuska sanadkaan oo ku soo beegmay sanadguurada 58 ee ka soo wareegatay aasaaska ciidanka badda ,waxaana ka qeybgalay madax ka socotay dowlada iyo ciidamada.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka badda iyo difaaca Xeebaha G\/sare Mubaarak Cabdiqani ayaa yiri&#8221; Wax kasta oo awooddeena ah waxaan iskugu geyn doonaa difaaca Baddeenna&#8221;.<\/p>\n<p>10-kii febraayo sanadkii 1965-tii ayeey aheyd markii dhidibada loo taagay ciidanka badda Soomaaliya oo loo xilsaaray ilaalinta xeebaha iyo khayraadka badda Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda FS ,saraakiil iyo marti sharaf kale ayaa manta ka qeybgalay xaflad ballaatan oo lagu maamuusaayey xuska maalinta ciidanka badda Soomaaliya oo ahmiyad gaar ah u leh dadka iyo dalka. Xuska sanadkaan oo ku soo beegmay sanadguurada 58 ee ka soo wareegatay aasaaska ciidanka badda ,waxaana ka qeybgalay madax ka socotay dowlada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":477449,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-477448","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477448","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=477448"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477448\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":477462,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477448\/revisions\/477462"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/477449"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=477448"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=477448"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=477448"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}