{"id":477432,"date":"2023-02-10T05:38:29","date_gmt":"2023-02-10T05:38:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=477432"},"modified":"2023-02-10T05:38:29","modified_gmt":"2023-02-10T05:38:29","slug":"hayadda-maareynta-musiibooyinka-iyo-madax-ka-socotay-saudi-arabia-iyo-ingiriiska-oo-daahfuray-mashruuc-cunto-qeybin-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-maareynta-musiibooyinka-iyo-madax-ka-socotay-saudi-arabia-iyo-ingiriiska-oo-daahfuray-mashruuc-cunto-qeybin-ah\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka iyo madax ka socotay Saudi Arabia iyo Ingiriiska oo daahfuray mashruuc cunto qeybin ah"},"content":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka, hay\u2019adda WFP, Safaaraddaha boqortooyada Saudi Arabia iyo Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya ayaa si wadajir ah u daah-furay Mashruuc gargaar cunto deg deg ah oo loogu talagalay bulshada Soomaaliyeed ee abaaruhu saameeyeen.<\/p>\n<p>Gargaarkaan oo ay ku yabooheen dowladaha Sacuudi Carabiya iyo UK ayaa waxay soo marsiiyeen hay\u2019adda King Salmaan ee ka shaqaysa arrimaha gargaarka.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha hay\u2019adda, Safiirrka Dalka Sacuudiga u fadhiya Soomaliya iyo madax ka sacota safaradda UK iyo Qaramada Midoobay ayaa qayb ka ahaa furitaanka mashruucaan gargaarka ah.<\/p>\n<p>Mashruucaan gargaarka ah ayaa waxaa la qorsheeyay \u00a0in raashin lagu gaarsiiyo \u00a0dad gaaraya 97,585 halka 34,964 oo qoysna Lacaga la siin doono.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka, hay\u2019adda WFP, Safaaraddaha boqortooyada Saudi Arabia iyo Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya ayaa si wadajir ah u daah-furay Mashruuc gargaar cunto deg deg ah oo loogu talagalay bulshada Soomaaliyeed ee abaaruhu saameeyeen. Gargaarkaan oo ay ku yabooheen dowladaha Sacuudi Carabiya iyo UK ayaa waxay soo marsiiyeen hay\u2019adda King Salmaan ee ka shaqaysa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":477435,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-477432","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477432","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=477432"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477432\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":477434,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477432\/revisions\/477434"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/477435"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=477432"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=477432"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=477432"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}