{"id":477248,"date":"2023-02-09T07:23:24","date_gmt":"2023-02-09T07:23:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=477248"},"modified":"2023-02-09T07:45:05","modified_gmt":"2023-02-09T07:45:05","slug":"madaxweynaha-soomaaliya-oo-kulan-la-yeeshay-raiisul-wasaaraha-talyaaniga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-soomaaliya-oo-kulan-la-yeeshay-raiisul-wasaaraha-talyaaniga\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la yeeshay ra\u2019iisul wasaaraha Talyaaniga"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Rome ee caasimadda dalka Talyaaniga kula kulmay Ra\u2019iisul Wasaaraha Talyaaniga Georgia Meloni.<\/p>\n<p>Intii uu socday kulanka ayaa waxaa looga hadlay xiriirka labada dal iyo sidii kor loogu qaadi lahaa iskaashiga dhinacyada siyaasadda iyo dhaqaalaha,waxaa sidoo kale laga wada hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee gobolka iyo caalamka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan sheikh Maxamuud ayaa Ra\u2019iisul Wasaaruhu uga mahadceliyey soo dhaweynta ballaaran ee uu u sameeyey intii uu ku sugnaa dalka Talyaaniga.<\/p>\n<p>Dhankeeda, Ra\u2019iisul Wasaaraha Talyaaniga ayaa xaqiijisay in Soomaaliya ay ka taageerayaan dhinacyada siyaasadda,dhaqaalaha,amniga iyo howlgallada militari ee ka dhanka ah argagixisada si loo gaaro xasillooni, nabad iyo barwaaqo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Rome ee caasimadda dalka Talyaaniga kula kulmay Ra\u2019iisul Wasaaraha Talyaaniga Georgia Meloni. Intii uu socday kulanka ayaa waxaa looga hadlay xiriirka labada dal iyo sidii kor loogu qaadi lahaa iskaashiga dhinacyada siyaasadda iyo dhaqaalaha,waxaa sidoo kale laga wada hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee gobolka iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":477250,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-477248","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477248","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=477248"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477248\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":477251,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477248\/revisions\/477251"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/477250"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=477248"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=477248"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=477248"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}