{"id":477082,"date":"2023-02-08T09:22:40","date_gmt":"2023-02-08T09:22:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=477082"},"modified":"2023-02-08T09:22:52","modified_gmt":"2023-02-08T09:22:52","slug":"wasiirka-warfaafinta-xfs-oo-ka-hadlay-guulaha-laga-gaaray-dagaalka-ka-dhanka-ah-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-warfaafinta-xfs-oo-ka-hadlay-guulaha-laga-gaaray-dagaalka-ka-dhanka-ah-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Wasiirka warfaafinta XFS oo ka hadlay guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa&#8217;uud Aweis Jaamac oo uu wehliyo madaxa Hawlgalka ATMIS Danjire\u00a0 Maxamed\u00a0 El-Amine Souef ayaa ka hadlay guulaha dowladdu ka gaartay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta iyo gaarsiinta adeegyada bulshada deegaanadii laga xoreeyay khawaarijta.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta ayaa sheegay in ay kordhayaan tirada khawaarijta ee isa soo dhiibaya soona ajiibaya baaqii dowladda ee ahaa in naftooda ay badbaadsadaan.<\/p>\n<p>Dowlad goboleedada Hirshabeelle, Galmudug iyo koofur galbeed ayuu sheegay Wasiirku inay iska soo dhiibeen xubno badan oo ka mid ahaa khawaarijta, kuwaas oo la marinayo hannaanka dhaqanka celinta si ay bulshada ula qabsadaan.<\/p>\n<p>Wasiirka warfaafinta XFS ayaa sidoo kale sheegay in guul ballaaran laga gaaray dagaalladii xagga fekerka qaldan ee khawaarijta iyo xagga dhaqaalaha lagana xiray Akoonno badan oo ay ganacsatada ku baadi jireen.<\/p>\n<p>Daa\u2019uud Aweys Jaamac, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa xusay shirkii ay dhowaan Muqdisho ku yeesheen madaxda Waddamada safka hore ee uu hoggaaminayay madaxweynaha JFS, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud, kaas oo qodobbadii kasoo baxay ay ka mid ahaayeen sidii laysaga kaashan lahaa ururrada argagixisada ah.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale sheegay Wasiirku in Waddamada safka hore ay ka wada shaqeeyaan sidii\u00a0 Soomaaliya looga qaadi lahaa cunaqabataynta hubka, taas oo u sahlaysa in si fudud loo ciribtiro kooxaha Khawaarijta.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-477091 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WASIIR1.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WASIIR1.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WASIIR1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WASIIR1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WASIIR1-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WASIIR1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-477090 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WASIIR2.jpg\" alt=\"\" width=\"1600\" height=\"1066\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WASIIR2.jpg 1600w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WASIIR2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WASIIR2-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WASIIR2-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WASIIR2-1536x1023.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WASIIR2-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WASIIR2-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WASIIR2-630x420.jpg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 1600px) 100vw, 1600px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-477089 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WASIIR3.jpg\" alt=\"\" width=\"1600\" height=\"1066\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WASIIR3.jpg 1600w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WASIIR3-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WASIIR3-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WASIIR3-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WASIIR3-1536x1023.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WASIIR3-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WASIIR3-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WASIIR3-630x420.jpg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 1600px) 100vw, 1600px\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-477088 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WASIIR4.jpg\" alt=\"\" width=\"1600\" height=\"1066\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WASIIR4.jpg 1600w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WASIIR4-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WASIIR4-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WASIIR4-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WASIIR4-1536x1023.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WASIIR4-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WASIIR4-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WASIIR4-630x420.jpg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 1600px) 100vw, 1600px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa&#8217;uud Aweis Jaamac oo uu wehliyo madaxa Hawlgalka ATMIS Danjire\u00a0 Maxamed\u00a0 El-Amine Souef ayaa ka hadlay guulaha dowladdu ka gaartay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta iyo gaarsiinta adeegyada bulshada deegaanadii laga xoreeyay khawaarijta. Wasiirka Warfaafinta ayaa sheegay in ay kordhayaan tirada khawaarijta ee isa soo dhiibaya soona ajiibaya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":477091,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-477082","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477082","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=477082"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477082\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":477092,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477082\/revisions\/477092"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/477091"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=477082"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=477082"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=477082"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}