{"id":477021,"date":"2023-02-07T15:33:10","date_gmt":"2023-02-07T15:33:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=477021"},"modified":"2023-02-07T15:33:10","modified_gmt":"2023-02-07T15:33:10","slug":"wasiirka-kalluumeysiga-iyo-dhaqaalaha-bulluuga-xfs-oo-kulan-la-yeeshay-guddiga-beeraha-iyo-xannaanada-xoolaha-ee-bjfs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-kalluumeysiga-iyo-dhaqaalaha-bulluuga-xfs-oo-kulan-la-yeeshay-guddiga-beeraha-iyo-xannaanada-xoolaha-ee-bjfs\/","title":{"rendered":"Wasiirka Kalluumeysiga iyo dhaqaalaha Bulluuga XFS oo kulan la yeeshay guddiga Beeraha iyo Xannaanada xoolaha ee BJFS"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan ayaa kulan la qaatay guddiga Beeraha, Xanaannada Xoolaha iyo Kheyraadka ee Baarlamaanka dalka.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa ujeedkiisu ahaa in wasiirku uu la wadaago guddiga howlihii ugu dambeeyey ee dhinaca kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha badda ee u qabsoomay wasaaradda iyo in guddiga iyo wasaaraddu ay si dhow uga wada shaqeeyaan arrimahaasi.<\/p>\n<p>Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan ayaa la wadaagay Guddiga shaqooyinta hortabinta leh ee wasaaradda u hirgalay ee ku aadan kalluumeysiga iyo dhaqaalaha badda taas oo horumaro laga sameeyay, sidoo kalena wasaaraddu qabatay shirar iyo kulamo lagu gorfeynayo sidii Soomaaliya ay uga faa\u2019ideysan laheyd dhaqaalaha bulluugga ah.<\/p>\n<p>Wasiir Axmed ayaa tilmaamay in dowladda Soomaaliya ay qorsheynayso in horumaro ballaran laga gaaro kheyraadka dihan ee mustaqbal wanagsan leh ee dhanka badda ah, waxaana uu sheegay in wasaaraddu wado dadaalo iyo xariiro heer caalami ah oo lagu jiheynayo qorsheyaasha dowladda.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Wasiirka iyo guddiga ayaa ku ballamay inay si dhow uga wada shaqeeyaan dhammaan howlahaas, si gaar ahna arrimaha la xiriira sharciyada lagu maamulayo Dhaqaalaha iyo Kheyraadka badda ee wasaaradda quseeya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-477022\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/327139859_3461242827459843_949064293390113128_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"810\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/327139859_3461242827459843_949064293390113128_n.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/327139859_3461242827459843_949064293390113128_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/327139859_3461242827459843_949064293390113128_n-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/327139859_3461242827459843_949064293390113128_n-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/327139859_3461242827459843_949064293390113128_n-696x522.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/327139859_3461242827459843_949064293390113128_n-1068x801.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/327139859_3461242827459843_949064293390113128_n-560x420.jpg 560w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/327139859_3461242827459843_949064293390113128_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/327139859_3461242827459843_949064293390113128_n-265x198.jpg 265w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-477023\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/327157499_846439179792978_8763709065652718534_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"682\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/327157499_846439179792978_8763709065652718534_n.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/327157499_846439179792978_8763709065652718534_n-300x189.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/327157499_846439179792978_8763709065652718534_n-1024x647.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/327157499_846439179792978_8763709065652718534_n-768x485.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/327157499_846439179792978_8763709065652718534_n-696x440.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/327157499_846439179792978_8763709065652718534_n-1068x674.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/327157499_846439179792978_8763709065652718534_n-665x420.jpg 665w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-477024\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/329708933_883500682863017_2790198708074411653_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"848\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/329708933_883500682863017_2790198708074411653_n.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/329708933_883500682863017_2790198708074411653_n-300x236.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/329708933_883500682863017_2790198708074411653_n-1024x804.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/329708933_883500682863017_2790198708074411653_n-768x603.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/329708933_883500682863017_2790198708074411653_n-696x546.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/329708933_883500682863017_2790198708074411653_n-1068x839.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/329708933_883500682863017_2790198708074411653_n-535x420.jpg 535w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan ayaa kulan la qaatay guddiga Beeraha, Xanaannada Xoolaha iyo Kheyraadka ee Baarlamaanka dalka. Kulankan ayaa ujeedkiisu ahaa in wasiirku uu la wadaago guddiga howlihii ugu dambeeyey ee dhinaca kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha badda ee u qabsoomay wasaaradda iyo in guddiga iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":477024,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[863],"class_list":{"0":"post-477021","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-wasiirka-kalluumeysiga-iyo-dhaqaalaha-bulluuga-xfs-oo-kulan-la-yeeshay-guddiga-beeraha-iyo-xannaanada-xoolaha-ee-bjfs"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477021","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=477021"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477021\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":477025,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/477021\/revisions\/477025"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/477024"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=477021"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=477021"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=477021"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}