{"id":476982,"date":"2023-02-07T11:30:56","date_gmt":"2023-02-07T11:30:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=476982"},"modified":"2023-02-07T11:30:56","modified_gmt":"2023-02-07T11:30:56","slug":"in-ka-badan-shan-kun-oo-ku-dhintay-dhulgariirkii-ka-dhacay-turkiga-iyo-suuriya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/in-ka-badan-shan-kun-oo-ku-dhintay-dhulgariirkii-ka-dhacay-turkiga-iyo-suuriya\/","title":{"rendered":"In ka badan shan kun oo ku dhintay dhulgariirkii ka dhacay Turkiga iyo Suuriya"},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 3,419 dhimasho ayaa laga soo sheegay Turkiga, halka 1,581 qof ay ku dhinteen Suuriya. Tirada dhimashada ayaa laga yaabaa inay sii korodho.<\/p>\n<p>Yunus Sezer, oo ah madaxa hay&#8217;adda AFAD, ayaa sheegay in 15,384 qof oo dheeraad ah ay ku dhaawacmeen Turkiga, halka 6,217 dhismo ay dumeen.<\/p>\n<p>16,400 oo shaqaalaha gurmadka ah ayaa ka howlgalaya goobaha ay dhibaatadu ka dhacday,waxaana Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, uu tilmaamay in si wadajir ah ay uga gudbi doono masiibadaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 3,419 dhimasho ayaa laga soo sheegay Turkiga, halka 1,581 qof ay ku dhinteen Suuriya. Tirada dhimashada ayaa laga yaabaa inay sii korodho. Yunus Sezer, oo ah madaxa hay&#8217;adda AFAD, ayaa sheegay in 15,384 qof oo dheeraad ah ay ku dhaawacmeen Turkiga, halka 6,217 dhismo ay dumeen. 16,400 oo shaqaalaha gurmadka ah ayaa ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":476983,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-476982","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476982","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=476982"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476982\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":476984,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476982\/revisions\/476984"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/476983"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=476982"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=476982"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=476982"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}