{"id":476881,"date":"2023-02-06T14:33:49","date_gmt":"2023-02-06T14:33:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=476881"},"modified":"2023-02-06T14:33:49","modified_gmt":"2023-02-06T14:33:49","slug":"soomaaliya-oo-lagu-wareejinaayo-furaha-hagista-duulimaadyada-hawada-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-oo-lagu-wareejinaayo-furaha-hagista-duulimaadyada-hawada-dalka\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo lagu wareejinaayo furaha hagista Duulimaadyada hawada dalka"},"content":{"rendered":"<p>Nairobi-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Fardowso Cusmaan Cigaal oo ay wehliyaan Safiirka JFS ee dalka Kenya iyo maareeyaha Hay&#8217;adda Duulista Rayidka Soomaaliya ayaa Kulan la qaatay Madaxweyne ku xigeenka Afrika iyo Barriga dhexe ee hey\u2019adda Duulimaadyada Caalamiga ee IATA Mr. Kamil Al-Awadhi.<\/p>\n<p>Shirka ayaa dhinacyadu isku raaceen in wixii hadda ka dambeeya Soomaaliya lagu wareejiyo Code-ka lagu Jaro Tikidhada Gaadiidka isticmaala Hawada Soomaaliya oo markii hore aysan heysan.<\/p>\n<p>Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS Marwo Fardowso Cusmaan Cigaal ayaa sheegay in heshiiskan Soomaaliya lagu wareejiyo Code-ka lagu Jaro Tikidhada Gaadiidka isticmaala Hawada Soomaaliya uu yahay mid miro-dhal ah oo muhiim ah hawada iyo duulimaadyada Soomaliya.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa dhan kale looga hadlay xoojinta iskaashiga hey\u2019adda Duulimaadyada Caalamiga ee IATA iyo hey\u2019adda duullista rayidka ee Soomaaliya, iyadoo sidoo kale la isla meeldhigay in la soo celiyo mataalada iyo ka qeybgalka Soomaaliya ee hey\u2019adda Duulimaadyada Caalamiga ee IATA.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku xigeenka Afrika iyo Barriga dhexe ee hey\u2019adda Duulimaadyada Caalamiga ee IATA Mr.Kamil Al-Awadhi oo ku bogaadiyey Dowladda Soomaaliya horumarka ballaaran ee Soomaaliya ka gaartay dhanka hawada gaar ahaan in hawada Soomaaliya ay si rasmi ah ugu wareegto heerka ugu sareeya ee qiimeynta Caalamiga ah ayaa sheegay in heshiiskaan uu isku soo dhaweynayo Soomaaliya iyo hey\u2019adda IATA.<\/p>\n<p>Hawada Soomaaliya ayaa dhawaan si rasmi ugu guuleysatay inay u wareegto heerka ugu sarreeya ee qiimeynta caalamka (Class A), taas oo ka dhigan in badqabka duulimaadyada hawada Soomaaliya ay gaartay meeshii ugu sareysay, waxaana ku soo dhiiranaya diyaarado badan oo caalami ah.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-476878\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/9617446f-b0fb-4bb3-a2a1-d070659dfb40.jpg\" alt=\"\" width=\"1079\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/9617446f-b0fb-4bb3-a2a1-d070659dfb40.jpg 1079w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/9617446f-b0fb-4bb3-a2a1-d070659dfb40-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/9617446f-b0fb-4bb3-a2a1-d070659dfb40-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/9617446f-b0fb-4bb3-a2a1-d070659dfb40-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/9617446f-b0fb-4bb3-a2a1-d070659dfb40-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/9617446f-b0fb-4bb3-a2a1-d070659dfb40-1068x713.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/9617446f-b0fb-4bb3-a2a1-d070659dfb40-629x420.jpg 629w\" sizes=\"auto, (max-width: 1079px) 100vw, 1079px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-476879\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/b319f7f8-2a7a-4f31-9518-bb9c48f8c07f.jpg\" alt=\"\" width=\"1079\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/b319f7f8-2a7a-4f31-9518-bb9c48f8c07f.jpg 1079w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/b319f7f8-2a7a-4f31-9518-bb9c48f8c07f-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/b319f7f8-2a7a-4f31-9518-bb9c48f8c07f-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/b319f7f8-2a7a-4f31-9518-bb9c48f8c07f-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/b319f7f8-2a7a-4f31-9518-bb9c48f8c07f-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/b319f7f8-2a7a-4f31-9518-bb9c48f8c07f-1068x713.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/b319f7f8-2a7a-4f31-9518-bb9c48f8c07f-629x420.jpg 629w\" sizes=\"auto, (max-width: 1079px) 100vw, 1079px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-476880\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/f31a8810-d93c-405b-9671-5a014dd08c20.jpg\" alt=\"\" width=\"1079\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/f31a8810-d93c-405b-9671-5a014dd08c20.jpg 1079w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/f31a8810-d93c-405b-9671-5a014dd08c20-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/f31a8810-d93c-405b-9671-5a014dd08c20-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/f31a8810-d93c-405b-9671-5a014dd08c20-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/f31a8810-d93c-405b-9671-5a014dd08c20-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/f31a8810-d93c-405b-9671-5a014dd08c20-1068x713.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/f31a8810-d93c-405b-9671-5a014dd08c20-629x420.jpg 629w\" sizes=\"auto, (max-width: 1079px) 100vw, 1079px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobi-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Fardowso Cusmaan Cigaal oo ay wehliyaan Safiirka JFS ee dalka Kenya iyo maareeyaha Hay&#8217;adda Duulista Rayidka Soomaaliya ayaa Kulan la qaatay Madaxweyne ku xigeenka Afrika iyo Barriga dhexe ee hey\u2019adda Duulimaadyada Caalamiga ee IATA Mr. Kamil Al-Awadhi. Shirka ayaa dhinacyadu isku raaceen in wixii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":476879,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[856],"class_list":{"0":"post-476881","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-soomaaliya-oo-lagu-wareejinaayo-furaha-hagista-duulimaadyada-hawada-dalka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476881","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=476881"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476881\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":476882,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476881\/revisions\/476882"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/476879"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=476881"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=476881"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=476881"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}