{"id":476871,"date":"2023-02-06T12:46:29","date_gmt":"2023-02-06T12:46:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=476871"},"modified":"2023-02-06T15:15:38","modified_gmt":"2023-02-06T15:15:38","slug":"dowladda-soomaliya-waxay-uga-tacsiyeysay-dowladda-turkiga-dhul-gariir-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-dalkaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-soomaliya-waxay-uga-tacsiyeysay-dowladda-turkiga-dhul-gariir-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-dalkaas\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo tacsi u dirtay Turkiga iyo Suuriya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay uga tacsiyeyneysaa Dowladda Jamhuuriyadda Turkiga khasaarihii iyo waxyeeladii ka dhashey dhulgariirki xoogganaa ee is xigey ee ku dhuftey qeybo ka mid ah dalka Turkiga.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya waxay murugada la qeybsaneysaa Dowladda iyo shacabka Turkiga oo dhulgariirkaasi ay kaga dhinteen boqolaal qof, dhaawacyo badan iyo khasaare hantiyeed intaba.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya waxay Ilaahay uga baryeysaa dadkii halkaasi ku dhintey inuu Jannatul Fardowsa ka waraabiyo, inta ku dhaawacanteyna Ilaahay u booga dhayo.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale ay Dowladda Soomaaliya ugu baaqeysaa Dunida Muslimka iyo caalamka intiisa kale inay garab istaagaan shacabka iyo Dowladda Turkiga inta lagu guda jiro waqtigan adag ee gurmadka masiibada dhacdey.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya waxay sidoo kale ka tacsiyeyneysaa shacabka reer Syria ee iyaguna ku waxyeeloobay dhulgariirkan xooggan ee ka dhacay xadka labada dal ee Turkiga iyo Syria.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-476873\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/IMG-20230206-WA0091-212x300.jpg\" alt=\"\" width=\"212\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/IMG-20230206-WA0091-212x300.jpg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/IMG-20230206-WA0091-723x1024.jpg 723w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/IMG-20230206-WA0091-768x1087.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/IMG-20230206-WA0091-1085x1536.jpg 1085w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/IMG-20230206-WA0091-696x985.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/IMG-20230206-WA0091-1068x1512.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/IMG-20230206-WA0091-297x420.jpg 297w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/IMG-20230206-WA0091.jpg 1130w\" sizes=\"auto, (max-width: 212px) 100vw, 212px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay uga tacsiyeyneysaa Dowladda Jamhuuriyadda Turkiga khasaarihii iyo waxyeeladii ka dhashey dhulgariirki xoogganaa ee is xigey ee ku dhuftey qeybo ka mid ah dalka Turkiga. Dowladda Soomaaliya waxay murugada la qeybsaneysaa Dowladda iyo shacabka Turkiga oo dhulgariirkaasi ay kaga dhinteen boqolaal qof, dhaawacyo badan iyo khasaare hantiyeed intaba. Dowladda Soomaaliya waxay Ilaahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":476872,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-476871","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476871","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=476871"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476871\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":476892,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476871\/revisions\/476892"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/476872"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=476871"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=476871"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=476871"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}