{"id":476863,"date":"2023-02-06T11:38:03","date_gmt":"2023-02-06T11:38:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=476863"},"modified":"2023-02-06T11:40:24","modified_gmt":"2023-02-06T11:40:24","slug":"wasaaradda-waxbarashadda-xfs-oo-daahfurtay-tartanka-3000-oo-macallin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-waxbarashadda-xfs-oo-daahfurtay-tartanka-3000-oo-macallin\/","title":{"rendered":"Wasaaradda waxbarashadda XFS oo daahfurtay tartanka 3000 oo Macallin"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare (WWH&amp;TS) ee dowladda Federalka Soomaaliyeed iyadoo fulinaysa amarka Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud,sidoo kalena gudanaysa waajibaadkeeda dastuuriga ah ee baahinta waxbarashada aas-aasiga ah si ubad kasta oo Sooomaaliyeed oo gaaray da\u2019da waxbarashada uu u helo waxbarasho tayo leh oo lacag la\u2019aan ah waxay wasaaraddu shaqaaleysiinaysaa 3000 macallin oo ka hawlgeli doona Dowlad goboleedyada iyo gobolka Banadir.<\/p>\n<p>Haddaba si loo helo macallimiin leh aqoon iyo khibrad ku filan oo ay wax Ku baraan ubadka Soomaaliyeed, WWH&amp;TS waxay ballanqaadaysaa in shaqaalaysiinta macallimiinta loo mari doono hannaan daahfuran, kana f<br \/>\nfog eex iyo qof jeclaysi.<\/p>\n<p>Munaasabadaan oo lagu daahfurayay hanaanka qaadashada mucalimiinta waxaa kasoo qaybgalay Wasiirada waxbarashada dowlada dhexe iyo dowlad goboleedyada, Wasiiro xildhibaanada 2 golle ee Baarlamaanka iyo Qaar kamida barayaadha waxbarashada dalka.<\/p>\n<p>Lifaaqan ka codso.<\/p>\n<p>https:\/\/codsigamacallinimada.emis.gov.so\/menu.php?language=Somali<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-476867\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/IMG-20230206-WA0087-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/IMG-20230206-WA0087-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/IMG-20230206-WA0087-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/IMG-20230206-WA0087-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/IMG-20230206-WA0087-630x420.jpg 630w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/IMG-20230206-WA0087.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare (WWH&amp;TS) ee dowladda Federalka Soomaaliyeed iyadoo fulinaysa amarka Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud,sidoo kalena gudanaysa waajibaadkeeda dastuuriga ah ee baahinta waxbarashada aas-aasiga ah si ubad kasta oo Sooomaaliyeed oo gaaray da\u2019da waxbarashada uu u helo waxbarasho tayo leh oo lacag la\u2019aan ah waxay wasaaraddu shaqaaleysiinaysaa 3000 macallin oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":476864,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-476863","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476863","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=476863"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476863\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":476870,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476863\/revisions\/476870"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/476864"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=476863"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=476863"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=476863"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}