{"id":476854,"date":"2023-02-06T10:45:29","date_gmt":"2023-02-06T10:45:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=476854"},"modified":"2023-02-06T10:45:29","modified_gmt":"2023-02-06T10:45:29","slug":"madaxweynaha-puntland-oo-magacaabay-guddoomiyaha-maxkameda-ciidamada-qalabka-sida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-magacaabay-guddoomiyaha-maxkameda-ciidamada-qalabka-sida\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha puntland oo magacaabay Guddoomiyaha Maxkameda Ciidamada Qalabka sida"},"content":{"rendered":"<p>Garawe(SONNA):-Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta \u00a0Wareegto ka soo baxaday xafiiskiisa ku magacaabay G\/sare Cabdifataax Xaaji Aadan Axmed Guddoomiyaha Maxkameda Ciidamada Qalabka sida<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland<\/p>\n<p>Markuu arkay:\u00a0 Dastuurka\u00a0 Dowladda Puntland Qodobkiisa 80aad.<\/p>\n<p>Markuu arkay: Aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo-aragnimadiisa Ciidanimo.<\/p>\n<p>Wuxuu xeeriyey:<\/p>\n<ol>\n<li>Waxaa G\/sare Cabdifataax Xaaji Aadan Axmed u magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida iyo Denbiyada Culus ee Dowladda Puntland.<\/li>\n<li>Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garawe(SONNA):-Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta \u00a0Wareegto ka soo baxaday xafiiskiisa ku magacaabay G\/sare Cabdifataax Xaaji Aadan Axmed Guddoomiyaha Maxkameda Ciidamada Qalabka sida Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay:\u00a0 Dastuurka\u00a0 Dowladda Puntland Qodobkiisa 80aad. Markuu arkay: Aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo-aragnimadiisa Ciidanimo. Wuxuu xeeriyey: Waxaa G\/sare Cabdifataax Xaaji Aadan Axmed u magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":476855,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-476854","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476854","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=476854"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476854\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":476856,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476854\/revisions\/476856"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/476855"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=476854"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=476854"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=476854"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}