{"id":476812,"date":"2023-02-06T09:04:24","date_gmt":"2023-02-06T09:04:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=476812"},"modified":"2023-02-06T10:13:38","modified_gmt":"2023-02-06T10:13:38","slug":"xildhibaanada-golaha-shacabka-bfs-oo-ansixiyay-hindise-sharciyeedka-hayadda-sirdoonka-iyo-nabad-sugidda-kan-korontada-dalkaxildhibaanada-golaha-shacabka-bfs-oo-ansixiyay-hindise-sharciyeedka-hayad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xildhibaanada-golaha-shacabka-bfs-oo-ansixiyay-hindise-sharciyeedka-hayadda-sirdoonka-iyo-nabad-sugidda-kan-korontada-dalkaxildhibaanada-golaha-shacabka-bfs-oo-ansixiyay-hindise-sharciyeedka-hayad\/","title":{"rendered":"Golaha Shacabka BFS oo ansixiyay Hindise sharciyeedyada NISA iyo kan Korontada Dalka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Xildhibaanada Golaha shacabka BFS oo kulan \u00a0kuleh Xarunta Villa Hargeysa yaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Hindise sharciyeedka Hay&#8217;adda Sirdoonka iyo nabad sugidda Qaranka {NISA} oo maalmihii la soo dhaafay goluhu ka doodayay.<\/p>\n<p>144 xildhibaan ayaa haa u codeysay, sedax ayaa ka aamustay, hal xildhibaane waa diidyay.<\/p>\n<p>Taliyaha Hay\u2019adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mahad Maxamed Salaad ayaa Golaha shacabka uga mahadceliyay meel marinta Hindise Sharciyeedka Hay&#8217;adda.<\/p>\n<p>Sidoo kale xildhibannada ayaa ansixiyay Sharciga Korontada dalka oo maalmihii la soo dhaafay ay xildhibaanadu ka doodayeen, 148 xildhibaan ayaa codka kolsoonida siiyay sharciga.<\/p>\n<p><strong>Halkan hoose waxaa ku lifaaqan bayaanka mahadcelinta ee Agaasimaha NISA.<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-476830\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/IMG-20230206-WA0131-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/IMG-20230206-WA0131-225x300.jpg 225w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/IMG-20230206-WA0131-769x1024.jpg 769w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/IMG-20230206-WA0131-768x1023.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/IMG-20230206-WA0131-696x927.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/IMG-20230206-WA0131-1068x1423.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/IMG-20230206-WA0131-315x420.jpg 315w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/IMG-20230206-WA0131.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Xildhibaanada Golaha shacabka BFS oo kulan \u00a0kuleh Xarunta Villa Hargeysa yaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Hindise sharciyeedka Hay&#8217;adda Sirdoonka iyo nabad sugidda Qaranka {NISA} oo maalmihii la soo dhaafay goluhu ka doodayay. 144 xildhibaan ayaa haa u codeysay, sedax ayaa ka aamustay, hal xildhibaane waa diidyay. Taliyaha Hay\u2019adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mahad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":476823,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-476812","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476812","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=476812"}],"version-history":[{"count":16,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476812\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":476832,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476812\/revisions\/476832"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/476823"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=476812"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=476812"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=476812"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}