{"id":476779,"date":"2023-02-06T06:28:17","date_gmt":"2023-02-06T06:28:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=476779"},"modified":"2023-02-06T08:38:05","modified_gmt":"2023-02-06T08:38:05","slug":"maxaa-looga-hadlayaa-kulanka-maanta-ee-xildhibaannada-golaha-shacabka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxaa-looga-hadlayaa-kulanka-maanta-ee-xildhibaannada-golaha-shacabka\/","title":{"rendered":"Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Xildhibaannada Golaha Shacabka?"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta lagu wadaa in ay yeeshaan mid kamid ah kulamadoodii caadiga ahaa kaa oo goordhaw ka furmaya Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Guddoonka Golaha Shacabka ayaa xalay ku wargeliyay Xildhibaannada in uu Maanta jiro Kulanka Golaha Shacabka, isla markaana ajandayaasha Maanta kulanku ay yihiin:.<\/p>\n<ol>\n<li>Akhrinta 3aad iyo u codeynta Hindise Sharciyeedka Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka<\/li>\n<li>Akhrinta 3aad iyo u codeynta Hindise Sharciyeedka Korantada<\/li>\n<\/ol>\n<p>Xildhibaannada Golaha shacabka ayaa la filayaa in kulanka maanta ku ansixiyaan Hindise sharciyeedyada Hay\u2019adda Nabadsugidda Soomaaliya iyo Hindise Sharciyeedka Korantada oo maalmihii la soo dhaafay xilidhibaanadu dood adag ka yeesheen<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta lagu wadaa in ay yeeshaan mid kamid ah kulamadoodii caadiga ahaa kaa oo goordhaw ka furmaya Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Guddoonka Golaha Shacabka ayaa xalay ku wargeliyay Xildhibaannada in uu Maanta jiro Kulanka Golaha Shacabka, isla markaana ajandayaasha Maanta kulanku ay yihiin:. Akhrinta 3aad iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":420600,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-476779","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476779","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=476779"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476779\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":476804,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476779\/revisions\/476804"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/420600"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=476779"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=476779"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=476779"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}