{"id":476726,"date":"2023-02-05T16:39:13","date_gmt":"2023-02-05T16:39:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=476726"},"modified":"2023-02-05T16:40:47","modified_gmt":"2023-02-05T16:40:47","slug":"jubbaland-oo-wada-dardar-galinta-howlgal-khawaarijta-looga-xorreynayo-deegaannada-maamulkaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/jubbaland-oo-wada-dardar-galinta-howlgal-khawaarijta-looga-xorreynayo-deegaannada-maamulkaasi\/","title":{"rendered":"Jubbaland oo wada dardar galinta Howlgal Khawaarijta looga xorreynayo deegaannada Maamulkaasi"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Jubbaland S\/Gaas Yuusuf Xuseen Cismaan Dhumaal iyo Saraakiil ciidan \u00a0ayaa maanta gaaray Taliska Ciidanka Daraawiishta Jubbaland iyo kuwa Xoogga Dalka ee deegaanka Buulo-gaduud.<\/p>\n<p>Wefdiga ayaa waxaa ka qeyb ahaa Taliyaha qaybta 43-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Jubbaland iyo masuuliyiin kale.<\/p>\n<p>Wasiirka iyo wefdigiisa ayaa kulan la yeeshay saraakiisha Ciidamada Jubbaland iyo kuwa Xoogga Dalka,\u00a0 waxaana uu kala hadlay adkeynta Amniga, diyaar garowga howlgalada Khawaariijta looga xorreynayo deegaannada Maamulkaasi.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Wasiirka Amniga Jubbaland ayaa soo kormeeray dhismaha waddo cusub ay Jubbaland ka hirgelineyso inta u dhaxeysa\u00a0 Deegaanada Buulogaduud iyo Jannaa Cabdlle \u00a0oo dhowaan laga xoreeyay khawaariijta.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/329045684_949875009727663_3451815140535724004_n.jpg?_nc_cat=105&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=DApKMmRcEFoAX-tBOch&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfAgBDDirHv_oNpHLao3qCHz8ABVtzoV0q-T_8hm0HuqMQ&amp;oe=63E461AF\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 4 qof, dad taagan, dareeska ciidanka iyo bannaanka\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/329098516_500296408919164_4733198650761127449_n.jpg?_nc_cat=105&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=paLINPvOBnUAX984C8s&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfD3Is9g-xCtdqEk-xRdu2CeaIg-3MSHeRwbNoexFF4uiA&amp;oe=63E40001\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 4 qof, dad taagan iyo bannaanka\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/326970863_543822594511004_8492594507523878344_n.jpg?_nc_cat=102&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=CYLGSPNzPdEAX-uwtxL&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfDQA5V_ksQ6j7wWkony6z7acS_3lp3OGsCRs6PwhuOkag&amp;oe=63E453DD\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 5 qof, dad taagan iyo dareeska ciidanka\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Jubbaland S\/Gaas Yuusuf Xuseen Cismaan Dhumaal iyo Saraakiil ciidan \u00a0ayaa maanta gaaray Taliska Ciidanka Daraawiishta Jubbaland iyo kuwa Xoogga Dalka ee deegaanka Buulo-gaduud. Wefdiga ayaa waxaa ka qeyb ahaa Taliyaha qaybta 43-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Jubbaland iyo masuuliyiin kale. Wasiirka iyo wefdigiisa ayaa kulan la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":476727,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-476726","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476726","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=476726"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476726\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":476729,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476726\/revisions\/476729"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/476727"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=476726"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=476726"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=476726"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}