{"id":476717,"date":"2023-02-05T13:54:37","date_gmt":"2023-02-05T13:54:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=476717"},"modified":"2023-02-05T14:33:20","modified_gmt":"2023-02-05T14:33:20","slug":"guddiga-beeraha-ee-golaha-shacabka-oo-kulan-la-qaatay-madaxda-wasaaradda-beeraha-waraabka-xfs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-beeraha-ee-golaha-shacabka-oo-kulan-la-qaatay-madaxda-wasaaradda-beeraha-waraabka-xfs\/","title":{"rendered":"Guddiga Beeraha ee Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Madaxda Wasaaradda Beeraha &#038; Waraabka XFS."},"content":{"rendered":"<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho (SONNA) Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha &amp; Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta kulan la qaatay Wasaaradda Beeraha &amp; Waraabka XFS.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Shirka oo uu shir guddoominayey guddoomiyaha guddiga Xil. Mukhtaar Maxamed Guuleed ayna kasoo qeybgaleen Xildhibaanada Xubnaha ka ah guddiga ayaa wasaaradda loogu dhegeystay warbixin guud oo ku saabsan shaqada ay wasaaraddu uheyso bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa beeraleyda ah ee ay sida gaarka ah umatasho.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Wasiirka Wasaaradda Beeraha &amp; Waraabka Xil. Axmed Madoobe Nuunow oo guddiga warbixin guud ka siiyey shaqada wasaaradda ayaa ugu dambeyn u mahadceliyey xubnaha guddiga wada shaqeynta wanaagsan ee kala dhexeyso isagoo sidoo kale balan qaaday inay guddiga si dhow uwada shaqeyn doonaan iyagoo iska kaashan doono horumarinta beeraleyda Soomaaliyeed iyo Suuq geynta wax soo saarka dalka.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Ugu dambeyn, Guddoomiyaha guddiga ugu mahadceliyey wasaaradda shaqada wanaagsan ee ay uhayaan shacabka Soomaaliyeed isagoo sidoo kale ka codsaday inay hab qoraal ahaan ugu soo gudbiyaan guddiga dhamaan waxyaabihii ay shirka uga wada hadleen si hawlaha korjoogteynta ee guddigu ugu fududaato.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\"><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/328518468_584118959891271_3626282869242176701_n.jpg?_nc_cat=110&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=3WfVqUvBMgEAX8KB9pW&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfB9kfDg2oDt1YSQ8ZN8iBjn77PWYaM74IIaMyUgH91TpA&amp;oe=63E42FD8\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 6 qof, dad taagan iyo dad fadhiya\" \/><\/div>\n<div dir=\"auto\"><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/329056670_509837931302856_505123686431976821_n.jpg?_nc_cat=101&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=qNY4CbAPd9cAX-bx333&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfDuCqD4yVWheqm2Tb2HLEeVBeN5T3vBQxouIgWDVLpLTw&amp;oe=63E56971\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 6 qof, dad taagan iyo dad fadhiya\" \/><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha &amp; Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta kulan la qaatay Wasaaradda Beeraha &amp; Waraabka XFS. Shirka oo uu shir guddoominayey guddoomiyaha guddiga Xil. Mukhtaar Maxamed Guuleed ayna kasoo qeybgaleen Xildhibaanada Xubnaha ka ah guddiga ayaa wasaaradda loogu dhegeystay warbixin guud oo ku saabsan shaqada ay wasaaraddu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":476719,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-476717","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476717","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=476717"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476717\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":476720,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476717\/revisions\/476720"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/476719"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=476717"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=476717"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=476717"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}