{"id":476607,"date":"2023-02-05T07:09:15","date_gmt":"2023-02-05T07:09:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=476607"},"modified":"2023-02-05T07:46:32","modified_gmt":"2023-02-05T07:46:32","slug":"pakistaanpervez-musharaf-oo-ku-geeriyooday-imaaraadka-carabta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/pakistaanpervez-musharaf-oo-ku-geeriyooday-imaaraadka-carabta\/","title":{"rendered":"\u00a0Pakistaan:Pervez Musharaf oo ku geeriyooday Imaaraadka Carabta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdishk(SONNA):-Madaxweynihii hore ee Dalka Pakistan Pervez Musharaf \u00a0ayaa la sheegay in uu ku dhintay Cisbitaal ku yaalla magaalada Dubai, ka dib markii uu xanuunsanaa in muddo ah .<\/p>\n<p>Pervez Musharaf oo da\u2019diisu aheyd 79 jir \u00a0ayaa u dhintay cudur naadir ah oo sababa dhaawaca xubnaha jirka , sida ay xaqiijiyeen \u00a0ilo-wareedyo militari oo u waramay Al Jazeera maanta oo Axad ah.<\/p>\n<p>Musharaf oo ahaa jeneraal ayaa Dalka Pakistan soo xukumay ku dhawaad toban sano kadib markii sanadkii 1999-kii uu xilkaasi kula wareegay afgambi aan dhiig ku daadan<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdishk(SONNA):-Madaxweynihii hore ee Dalka Pakistan Pervez Musharaf \u00a0ayaa la sheegay in uu ku dhintay Cisbitaal ku yaalla magaalada Dubai, ka dib markii uu xanuunsanaa in muddo ah . Pervez Musharaf oo da\u2019diisu aheyd 79 jir \u00a0ayaa u dhintay cudur naadir ah oo sababa dhaawaca xubnaha jirka , sida ay xaqiijiyeen \u00a0ilo-wareedyo militari oo u waramay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":476608,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-476607","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476607","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=476607"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476607\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":476616,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476607\/revisions\/476616"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/476608"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=476607"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=476607"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=476607"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}