{"id":476575,"date":"2023-02-04T19:49:22","date_gmt":"2023-02-04T19:49:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=476575"},"modified":"2023-02-04T19:49:22","modified_gmt":"2023-02-04T19:49:22","slug":"guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-ay-wehliyaan-ku-xigeenadiisa-ayaa-shirguddoomiyey-kalfadhigii-aqalka-sare-ee-maanta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-ay-wehliyaan-ku-xigeenadiisa-ayaa-shirguddoomiyey-kalfadhigii-aqalka-sare-ee-maanta\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha aqalka sare oo ay wehliyaan ku-xigeenadiisa ayaa shirguddoomiyey kalfadhigii aqalka sare ee maanta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Senator Abdi Hashi Abdullahi oo ay wehliyaan Guddoomiye ku xigeenka 1-aad Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo Guddoomiye ku xigeenka labaad, Mudane Cabdullaahi cali Xersi (Timacadde) ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiis 9-aad oo ajandihiisu ahaa, Akhrinta koowaad ee hindise sharciyeedka cunaqabataynta maaliyadeed ee cayiman.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS, Dr Cilmi Maxamuud Nuur ayaa xubnaha Sanatarrada Golaha Aqalka Sare u sharraxay muhiimiyadda hindise sharciyeedka cunaqabataynta maaliyadeed ee cayiman kaas oo ka soo gudbay Golaha Shacabka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Senator Abdi Hashi Abdullahi oo ay wehliyaan Guddoomiye ku xigeenka 1-aad Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo Guddoomiye ku xigeenka labaad, Mudane Cabdullaahi cali Xersi (Timacadde) ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiis 9-aad oo ajandihiisu ahaa, Akhrinta koowaad ee hindise sharciyeedka cunaqabataynta maaliyadeed ee cayiman. Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS, Dr [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":476576,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-476575","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476575","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=476575"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476575\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":476577,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476575\/revisions\/476577"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/476576"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=476575"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=476575"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=476575"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}