{"id":476538,"date":"2023-02-04T13:55:35","date_gmt":"2023-02-04T13:55:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=476538"},"modified":"2023-02-04T14:57:30","modified_gmt":"2023-02-04T14:57:30","slug":"wasiirka-shaqada-xfs-oo-maanta-daah-furay-tirakoob-lagu-sameynayo-shaqaalaha-dowladda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-shaqada-xfs-oo-maanta-daah-furay-tirakoob-lagu-sameynayo-shaqaalaha-dowladda\/","title":{"rendered":"Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada XFS oo daah-furay tirakoobka Shaqaalaha dowladda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Wasiirka wasaasaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshadda ee DFS Mudane Biixi Iimaan Cige, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada, Mudane Cumaan Libaax\u00a0 Ibraahim iyo \u00a0Gudoomiyaha Guddiga\u00a0 Shaqaalaha Rayidka Mudane Xasan Abshirow Maxamed\u00a0 ayaa maanta si wada jir ah u daah furay tiro koobka shaqaalaha dowlada.<\/p>\n<p>Tiro koobkaan oo lagu sameyn doona dhammaan Shaqaalaha Rayidka ee\u00a0 dowladda ayaa maanta lagu bilaabay wasaarada Shaqada &amp; arimaha bulshada iyo wasaarada Howlaha guud ee DFS.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka Mudane Xasan Abshirow Maxamed ayaa xusay in hormar wanaagsan laga sameyay dhanka diiwangelinta iyo tiro-koobka shaqalaha Rayidka waxuu xusay in waxii hadda ka danbeeya xogta halkaan lagu diiwangeliyo go&#8217;aan lagu qadan doona.<\/p>\n<p>Ugu danbeyn, Wasiirka wasaaradda Shaqada iyo Arimaha bulshada Mudane Biixi Iman Cige ayaa bogaadiyay Guddiga Shaqaalaha Rayidka iyo howl-wadeenada shaqada wada asagoo kula-dardaarmay in si hufan ay howsha u qabtaan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-476541\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/llllllllllllllll.png\" alt=\"\" width=\"753\" height=\"493\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/llllllllllllllll.png 753w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/llllllllllllllll-300x196.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/llllllllllllllll-696x456.png 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/llllllllllllllll-642x420.png 642w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/llllllllllllllll-741x486.png 741w\" sizes=\"auto, (max-width: 753px) 100vw, 753px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-476540\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Masshaha-1.png\" alt=\"\" width=\"1009\" height=\"658\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Masshaha-1.png 1009w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Masshaha-1-300x196.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Masshaha-1-768x501.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Masshaha-1-696x454.png 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Masshaha-1-644x420.png 644w\" sizes=\"auto, (max-width: 1009px) 100vw, 1009px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Wasiirka wasaasaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshadda ee DFS Mudane Biixi Iimaan Cige, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada, Mudane Cumaan Libaax\u00a0 Ibraahim iyo \u00a0Gudoomiyaha Guddiga\u00a0 Shaqaalaha Rayidka Mudane Xasan Abshirow Maxamed\u00a0 ayaa maanta si wada jir ah u daah furay tiro koobka shaqaalaha dowlada. Tiro koobkaan oo lagu sameyn doona dhammaan Shaqaalaha Rayidka ee\u00a0 dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":476539,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-476538","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476538","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=476538"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476538\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":476550,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476538\/revisions\/476550"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/476539"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=476538"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=476538"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=476538"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}