{"id":476530,"date":"2023-02-04T13:15:12","date_gmt":"2023-02-04T13:15:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=476530"},"modified":"2023-02-04T13:18:17","modified_gmt":"2023-02-04T13:18:17","slug":"13-ruux-oo-ku-dhaawacmay-weerar-israaiil-ay-ku-qaaday-daanta-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/13-ruux-oo-ku-dhaawacmay-weerar-israaiil-ay-ku-qaaday-daanta-galbeed\/","title":{"rendered":"13 ruux oo ku dhaawacmay weerar Israa\u2019iil ay ku qaadday Daanta Galbeed"},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 13 falastiiniyiin ah oo laba kamid ah ay culus tahay xaaladooda caafimaad ayaa dhaawacantay ,kadib markii ciidamada Israa\u2019iil ay weerar ku qaadeen xerada qaxootiga ee Aqbat Jabr oo ka tirsan magaalada Jericho ee dhulka la haysto ee Daanta Galbeed.<\/p>\n<p>Ciidamada Israa&#8217;iil ayaa weerarkaasi u adeegsaday rasaas, gantaal iyo sunta dadka ka ilmeysiisa ,waxayna halkaasi ka wateen 10 qof oo rayid ah.<\/p>\n<p>Ururka Bisha Cas ee Falastiin ayaa ku eedeeyay Israa\u2019iil in ay xannibtay marinka gaadiidka ambalaasta,waxaana saacado kadib\u00a0 loo ogolaaday in ay daaweeyaan dadka dhaawaca ah,adib markii uu howlgalku dhamaaday.<\/p>\n<p>Jericho, oo ah magaalo ay ku nool yihiin 37,000 oo qof, ayaa muddo toddobaad ah \u00a0si dhab ah u xirneyd,iyadoo la sheegay in ciidamada Israa&#8217;iil ay ugaarsanayaan qaar kamid ah dagaalyahanada Falastiin,<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 13 falastiiniyiin ah oo laba kamid ah ay culus tahay xaaladooda caafimaad ayaa dhaawacantay ,kadib markii ciidamada Israa\u2019iil ay weerar ku qaadeen xerada qaxootiga ee Aqbat Jabr oo ka tirsan magaalada Jericho ee dhulka la haysto ee Daanta Galbeed. Ciidamada Israa&#8217;iil ayaa weerarkaasi u adeegsaday rasaas, gantaal iyo sunta dadka ka ilmeysiisa ,waxayna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":476531,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-476530","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476530","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=476530"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476530\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":476535,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476530\/revisions\/476535"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/476531"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=476530"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=476530"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=476530"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}