{"id":476453,"date":"2023-02-04T06:12:42","date_gmt":"2023-02-04T06:12:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=476453"},"modified":"2023-02-04T06:15:09","modified_gmt":"2023-02-04T06:15:09","slug":"raiisal-wasaaraha-xfs-oo-ka-hadlay-ciribtirka-khawaarijta-iyo-masuq-maasuqa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisal-wasaaraha-xfs-oo-ka-hadlay-ciribtirka-khawaarijta-iyo-masuq-maasuqa\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisal wasaaraha XFS oo ka hadlay ciribtirka Khawaarijta iyo masuq-maasuqa"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Ra\u2019iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa khudbaddiisii jimcaha kaga hadlay halganka dalka lagaga xoreynayo Khawaarijta Al-shabaab,doorka culumada iyo la dagaallanka masuq maasuqa ay dowladdu waddo.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisal wasaare Xamsa ayaa sheegay in culumada Soomaaliyeed ay cadeeyeen in nimankaas cadowga ee dalka iyo dadka dhibaateeyay lala dagaalamo lagana ciribtiro guud ahaan dalka si loo helo nabad iyo kala dambeyn waarta.<\/p>\n<p>\u201c Waxyaabaha ay aadka ugu hadleen waxaa ka mid ah in nimankaas cadowga ah ee aan ka dhaqaaqi la\u2019nahay lala dagaallamo oo sidii dowladda ay u jideysay oo ah Ciidana ahaan (Militari) loola dagaallamo, dhinaca dhaqaalaha iyo fikirkana lagala dagaallamo intaba culumada aad bey uga hadleen,\u201d ayuu yiri Ra\u2019iisal wasaaraha JFS.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa si adag kaga hadlay cadaaladda iyo la dagaallanka Musuq-maasuqa, wuxuuna sheegay in musuq-maasuqa uu yahay cudur xun oo ku dhaca dowladnimada.<\/p>\n<p>\u201c Marka laga hadlo masuq-maasuq dadka waxay u yaqaan qofka xukunka ama dowladda jooga kaliya inuu wax masuq-maasuqa, ma oga inuu guriga ka soo bilowdo masuq-maasuqa, ma oga iskuulka inuu ka jiro masuq-maasuqa, Jaamacadaha,Dukaanka inuu ka jiro, masuq-maasuqa Soomaaliya waa mehradeedii, meesha ay ka imaaneyso mashaakilka inuu hoos yahay ma oga,\u201d. ayuu yiri Ra&#8217;iisal wasaare Xamsa.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka waxaa ka go\u2019an dardar gelinta dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta iyo masuq maasuqa oo labada ka mid ah cudurada ugu xun ee ku dhaca dowladnimada,waxayna caqabad ku yihiin horumarka dalka iyo dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Ra\u2019iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa khudbaddiisii jimcaha kaga hadlay halganka dalka lagaga xoreynayo Khawaarijta Al-shabaab,doorka culumada iyo la dagaallanka masuq maasuqa ay dowladdu waddo. Ra\u2019iisal wasaare Xamsa ayaa sheegay in culumada Soomaaliyeed ay cadeeyeen in nimankaas cadowga ee dalka iyo dadka dhibaateeyay lala dagaalamo lagana ciribtiro guud ahaan dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":472846,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-476453","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476453","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=476453"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476453\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":476456,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476453\/revisions\/476456"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/472846"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=476453"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=476453"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=476453"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}