{"id":476371,"date":"2023-02-03T09:18:59","date_gmt":"2023-02-03T09:18:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=476371"},"modified":"2023-02-03T11:56:24","modified_gmt":"2023-02-03T11:56:24","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-iyo-wafdi-uu-hoggaaminaayo-oo-gaaray-beydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-iyo-wafdi-uu-hoggaaminaayo-oo-gaaray-beydhabo\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p>Baydhabo(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhaba halkaasi oo uu ka socdo wejiga labaad ee Shirka dib u heshiisiinta Koonfur-galbeed.<\/p>\n<p>Safarka Madaxweynaha oo ah kii labaad ee uu ku tago magaalada Baydhabo muddo 11 maalmood gudahood ah ayaa ku qotama xaqiijinta Koonfur-galbeed heshiis iyo sidii uu miro dhal u noqonlahaa shirka dib u heshiisiinta ee halkan uga socda hoggaanka, siyaasiyiinta iyo qaybaha bulshada Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed.<\/p>\n<p>Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa si diiran ugu soo dhaweeyay magaalada Baydhabo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur, Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed Mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed iyo mas\u2019uuliyiin kale.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-476376 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/SAW.png\" alt=\"\" width=\"732\" height=\"489\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/SAW.png 732w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/SAW-300x200.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/SAW-696x465.png 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/SAW-629x420.png 629w\" sizes=\"auto, (max-width: 732px) 100vw, 732px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-476377 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/SAW2-1.png\" alt=\"\" width=\"718\" height=\"482\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/SAW2-1.png 718w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/SAW2-1-300x201.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/SAW2-1-696x467.png 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/SAW2-1-626x420.png 626w\" sizes=\"auto, (max-width: 718px) 100vw, 718px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhaba halkaasi oo uu ka socdo wejiga labaad ee Shirka dib u heshiisiinta Koonfur-galbeed. Safarka Madaxweynaha oo ah kii labaad ee uu ku tago magaalada Baydhabo muddo 11 maalmood gudahood ah ayaa ku qotama xaqiijinta Koonfur-galbeed heshiis iyo sidii uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":476372,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-476371","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476371","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=476371"}],"version-history":[{"count":10,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476371\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":476397,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476371\/revisions\/476397"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/476372"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=476371"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=476371"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=476371"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}