{"id":476361,"date":"2023-02-03T06:27:02","date_gmt":"2023-02-03T06:27:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=476361"},"modified":"2023-02-03T06:31:09","modified_gmt":"2023-02-03T06:31:09","slug":"guddoomiyaha-baarlamaanka-fs-oo-la-kulmay-midowga-musharraxiinta-iyo-madasha-samatabixinta-k-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-baarlamaanka-fs-oo-la-kulmay-midowga-musharraxiinta-iyo-madasha-samatabixinta-k-galbeed\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Baarlamaanka FS oo la kulmay Midowga Musharraxiinta iyo Madasha Samatabixinta K\/Galbeed \u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Midowga Musharraxiinta, Golaha Badbaadada iyo Madasha Samatabixinta ee K\/Galbeed Soomaaliya,<\/p>\n<p>Kalankaasi waxaa looga \u00a0hadlay dardargelinta wajiga labaad ee shirka dib u heshiisinta Koonfur Galbeed iyo sidii dalka looga xorreyn lahaa\u00a0 kooxda Khawaariijta ee Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha , ayaa Midowga Musharraxiinta, Golaha Badbaadada iyo Madasha Samatabixinta KGS u sheegay in si habsami leh loo sii amba qaado wajiga labaad ee shirka looga arrinsanaayo hannaanka geedi socodka nabadda iyo sidii guul mira-dhal ah loogu gaari lahaa gogosha taalla magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-476363 size-large\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/madal-1024x682.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/madal-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/madal-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/madal-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/madal-1536x1023.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/madal-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/madal-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/madal-630x420.jpg 630w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/madal.jpg 1600w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Midowga Musharraxiinta, Golaha Badbaadada iyo Madasha Samatabixinta ee K\/Galbeed Soomaaliya, Kalankaasi waxaa looga \u00a0hadlay dardargelinta wajiga labaad ee shirka dib u heshiisinta Koonfur Galbeed iyo sidii dalka looga xorreyn lahaa\u00a0 kooxda Khawaariijta ee Al-Shabaab. Guddoomiyaha , ayaa Midowga Musharraxiinta, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":476362,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-476361","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476361","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=476361"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476361\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":476367,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476361\/revisions\/476367"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/476362"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=476361"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=476361"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=476361"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}