{"id":476358,"date":"2023-02-03T05:55:27","date_gmt":"2023-02-03T05:55:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=476358"},"modified":"2023-02-03T05:55:27","modified_gmt":"2023-02-03T05:55:27","slug":"qoysas-ku-dhaqan-raage-ceelle-oo-helay-gargaar-ka-yimid-heyadda-qadar-charity","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qoysas-ku-dhaqan-raage-ceelle-oo-helay-gargaar-ka-yimid-heyadda-qadar-charity\/","title":{"rendered":"Qoysas ku dhaqan Raage Ceelle oo helay gargaar ka yimid Hey&#8217;adda Qadar Charity"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Hay&#8217;adda Maaraynata Masiibooyinka Qaranka iyo kan Hay&#8217;adda Qadar Charity ayaa gargaar bino\u2019aadanio oo wax ku ool ah u qeybiyay 500 oo qoys oo ku dhaqan tuuloyinka ku xeeran Magaalada Raage Ceelle ee Gobolka Shabeellada Dhexe .<\/p>\n<p>Qoysaskaasi helay deeqda raashinka ah ayaa ahaa dadka ugu nugul ee ay saameeyeen abaaraha ka jira dalka iyo dhibaatooyinka ay horseedeen kooxaha khawaarijta.<\/p>\n<p>Dhowaan Hay&#8217;adda Qadar Charity ayaa kaalmo mucaawino ah gaarsiisay qoysas barakacayaal ah oo ku dhaqan magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Hay&#8217;adda Maaraynata Masiibooyinka Qaranka iyo kan Hay&#8217;adda Qadar Charity ayaa gargaar bino\u2019aadanio oo wax ku ool ah u qeybiyay 500 oo qoys oo ku dhaqan tuuloyinka ku xeeran Magaalada Raage Ceelle ee Gobolka Shabeellada Dhexe . Qoysaskaasi helay deeqda raashinka ah ayaa ahaa dadka ugu nugul ee ay saameeyeen abaaraha ka jira dalka iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":476359,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-476358","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476358","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=476358"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476358\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":476360,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476358\/revisions\/476360"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/476359"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=476358"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=476358"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=476358"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}