{"id":476269,"date":"2023-02-01T11:17:52","date_gmt":"2023-02-01T11:17:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=476269"},"modified":"2023-02-01T11:24:24","modified_gmt":"2023-02-01T11:24:24","slug":"ciidamada-dowladda-oo-dagaal-kula-wareegay-degaanno-katirsan-gobolka-hiiraan-e","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-dowladda-oo-dagaal-kula-wareegay-degaanno-katirsan-gobolka-hiiraan-e\/","title":{"rendered":"Ciidamada dowladda oo dagaal kula wareegay degaanno katirsan Gobolka Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p>Beledweyne (SONNA)-Dagaal u dhaxeeya ciidamada Dowladda iyo xooggaga dib u xoreynta deegaanka ee Macawisley oo is kaashanaya iyo kooxda Khawaarijta ayaa ka socda deegaanka Beer-xaanno ee Koonfurta Magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa billoowday kaddib markii ciidanka dowladda iyo kuwa Dib-u-xoreynta deegaanku weerar ku qaadeen goob Khawaarijtu isku aruursanayeen taasi oo keentay in uu dagaalka qarxo.<\/p>\n<p>Ciidan gurmad ah oo uu hoggaaminayo Taliye Xasan Guuleed oo kamid ah saraakiisha guutada 5-aad qeybta 27-aad aayna wehliyaan ciidanka Gorgor ayaa gaaray goobta uu dagaalka ka socda.<\/p>\n<p>Saraakiisha ciidamada dowladda ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijyay in khasaare xooggan Khawaarijta la gaarsiiyay ayna ka saareen deegaano ay kamid yihiin Beerxaano Dhoqor iyo kuwa kale oo dhammaantood dhaca Koonfurta Beledweyne kuwaas oo ku teedsan wabiga Shabeelle.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Beledweyne (SONNA)-Dagaal u dhaxeeya ciidamada Dowladda iyo xooggaga dib u xoreynta deegaanka ee Macawisley oo is kaashanaya iyo kooxda Khawaarijta ayaa ka socda deegaanka Beer-xaanno ee Koonfurta Magaalada Beledweyne. Dagaalka ayaa billoowday kaddib markii ciidanka dowladda iyo kuwa Dib-u-xoreynta deegaanku weerar ku qaadeen goob Khawaarijtu isku aruursanayeen taasi oo keentay in uu dagaalka qarxo. Ciidan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":472408,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-476269","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476269","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=476269"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476269\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":476273,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476269\/revisions\/476273"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/472408"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=476269"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=476269"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=476269"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}