{"id":476189,"date":"2023-02-01T07:19:53","date_gmt":"2023-02-01T07:19:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=476189"},"modified":"2023-02-01T07:19:53","modified_gmt":"2023-02-01T07:19:53","slug":"wasiir-ku-xigeenka-wasaaradda-warfaafinta-xfs-oo-shacabka-caasimada-ugu-baaqay-in-dulqaada-mujiyaan-maalmaha-ay-xiranyihiin-wadooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-ku-xigeenka-wasaaradda-warfaafinta-xfs-oo-shacabka-caasimada-ugu-baaqay-in-dulqaada-mujiyaan-maalmaha-ay-xiranyihiin-wadooyinka\/","title":{"rendered":"Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta XFS oo Shacabka Caasimada ugu baaqay in dulqaada mujiyaan maalmaha ay xiranyihiin wadooyinka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan yuusuf Al-cadaalla ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay dulqaad u mujiyaan xirnaansha wadooyinka Caasimada oo maanta intooda badan xiran,sabab la xiriira shirka Madaxada dowladaha dariska la ah Soomaaliya oo Maanta ka furmayo Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201cShacabkeenna sharafta badanoow, Dawladdiinu waa og tahay duruufaha aad ku nooshihiin kumana faraxsana culaysyada aad la kulmaysaan balse waxay ku faraxsan tahay in ay ka shaqaynayso sidii meesha looga saarilahaa kuwii abuuray duruufahaan (Khawaarijta)<br \/>\nMahadsanidiin markasta walaalayaal.\u201dsidaa ayuu yiri wasiir Al-Cadaala<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan yuusuf Al-cadaalla ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay dulqaad u mujiyaan xirnaansha wadooyinka Caasimada oo maanta intooda badan xiran,sabab la xiriira shirka Madaxada dowladaha dariska la ah Soomaaliya oo Maanta ka furmayo Magaalada Muqdisho. \u201cShacabkeenna sharafta badanoow, Dawladdiinu waa og tahay duruufaha aad ku nooshihiin kumana faraxsana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":476190,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-476189","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476189","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=476189"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476189\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":476191,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476189\/revisions\/476191"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/476190"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=476189"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=476189"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=476189"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}