{"id":476174,"date":"2023-02-01T06:27:49","date_gmt":"2023-02-01T06:27:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=476174"},"modified":"2023-02-01T06:27:49","modified_gmt":"2023-02-01T06:27:49","slug":"madaxweynaha-iiraan-oo-sheegay-inaay-diyaar-u-yahiin-dhageysiga-dalabaadka-dibadbaxayaasha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-iiraan-oo-sheegay-inaay-diyaar-u-yahiin-dhageysiga-dalabaadka-dibadbaxayaasha\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Iiraan oo sheegay inaay diyaar u yahiin dhageysiga dalabaadka dibadbaxayaasha"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Iiraan Ibrahim Ra\u2019iisi, ayaa sheegay in dalalka cadowga ku ah Iiraan ay ka careysan yihiin awoodda dalkiisa, si taasi meesha looga saarana ay qeyb ka yahiin abaabulka dibadbaxyada.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisi, ayaa sidoo kale sheegay in dowladdu ay diyaar u tahay inay dhageysato dalabaadka dibadbaxayaasha, isla markaana ay ku dadaaleyso sidii ay u sameyn lahayd xarumo ay ku wada hadlaan dhallinyarada, aqoonyahanada iyo waxgaradka dalkaasi.<\/p>\n<div class=\"jnews_inline_related_post_wrapper left\">\n<div class=\"jnews_inline_related_post\">\n<div class=\"jeg_postblock_21 jeg_postblock jeg_module_hook jeg_pagination_nextprev jeg_col_2o3 jnews_module_527712_0_63da058d4bb55   \" data-unique=\"jnews_module_527712_0_63da058d4bb55\">\n<div class=\"jeg_block_heading jeg_block_heading_5 jeg_subcat_right\">\n<p>\u201cWaa in la dhagaysto dalabaadka mudaaharadayaasha, golaha sare ee kacaanka waxaanu go\u2019aansaday in la sameeyo xarumo lagu wadahadlo, cid walbana ra\u2019yigeeda la dhagaysto, annagana haddaan nahay xukuumadda diyaar baanu u nahay mar walba arrintaasi, dhamaan shaqaalaha dawladda ee gobollada dalka waa inay abaabulaal shirar lala yeelanaya dhallinyarada, aqoonyahannada iyo wax-garadka si loo ogaado dalabaadka dadka, waxana looga qabto tabashadooda\u201d Ayuu yiri Madaxweynaha Iiraan Ibrahim Ra\u2019iisi.<\/p>\n<p>Dhanka kale, ergeyga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Iiraan, Robert Malley, ayaa \u00a0qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ku sheegay\u00a0 in Maraykanka uu taageerayo xuquuqda aasaasiga ah ee Shacabka Iiraan.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Iiraan Ibrahim Ra\u2019iisi, ayaa sheegay in dalalka cadowga ku ah Iiraan ay ka careysan yihiin awoodda dalkiisa, si taasi meesha looga saarana ay qeyb ka yahiin abaabulka dibadbaxyada. Ra\u2019iisi, ayaa sidoo kale sheegay in dowladdu ay diyaar u tahay inay dhageysato dalabaadka dibadbaxayaasha, isla markaana ay ku dadaaleyso sidii ay u sameyn lahayd xarumo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":476175,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-476174","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476174","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=476174"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476174\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":476176,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476174\/revisions\/476176"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/476175"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=476174"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=476174"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=476174"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}