{"id":476140,"date":"2023-01-31T17:02:54","date_gmt":"2023-01-31T17:02:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=476140"},"modified":"2023-01-31T17:07:54","modified_gmt":"2023-01-31T17:07:54","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-muqdisho-ka-furtay-shirka-soomaaliya-iyo-dalalka-safka-hore","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-muqdisho-ka-furtay-shirka-soomaaliya-iyo-dalalka-safka-hore\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo Muqdisho ka furtay shirka Soomaaliya iyo dalalka safka hore"},"content":{"rendered":"<p>MUQDISHO-(SONNA)-Dowladda Federaalka Soomaaliya\u00a0 ayaa maanta Muqdishu ka furtay Shirka Soomaliya iyo Dalalka Safka hore (Jabuuti, Kenya iyo Itoobiya) oo soconaya inta u dhaxeysa 31-ka Janaayo iyo 1-da Febraayo.<\/p>\n<p>Shirkan ayaa waxaa ka soo qeyb galaya Madaxweynaha dowladda Kenya Mudane William Ruto, Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Itoobiya Mudane Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ugu dambaysay in ay marti-geliso shirar-Madaxeedka heer Gobol sannadkii 2016-kii oo Muqdisho ay isugu yimaadeen Madaxweyneyaasha dalalka IGAD.<\/p>\n<p><em><strong>Ujeedooyinka Shirka Soomaaliya iyo Dowladaha Safka hore:<\/strong><\/em><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-476141\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/328248226_515994640655252_8603932174535798429_n.jpg\" alt=\"\" width=\"512\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/328248226_515994640655252_8603932174535798429_n.jpg 512w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/328248226_515994640655252_8603932174535798429_n-240x300.jpg 240w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/328248226_515994640655252_8603932174535798429_n-336x420.jpg 336w\" sizes=\"auto, (max-width: 512px) 100vw, 512px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MUQDISHO-(SONNA)-Dowladda Federaalka Soomaaliya\u00a0 ayaa maanta Muqdishu ka furtay Shirka Soomaliya iyo Dalalka Safka hore (Jabuuti, Kenya iyo Itoobiya) oo soconaya inta u dhaxeysa 31-ka Janaayo iyo 1-da Febraayo. Shirkan ayaa waxaa ka soo qeyb galaya Madaxweynaha dowladda Kenya Mudane William Ruto, Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Itoobiya Mudane Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":476144,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[850],"class_list":{"0":"post-476140","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-dowladda-soomaaliya-oo-muqdisho-ka-furtay-shirka-soomaaliya-iyo-dalalka-safka-hore"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476140","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=476140"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476140\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":476143,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476140\/revisions\/476143"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/476144"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=476140"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=476140"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=476140"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}