{"id":476084,"date":"2023-01-31T10:24:13","date_gmt":"2023-01-31T10:24:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=476084"},"modified":"2023-01-31T10:24:34","modified_gmt":"2023-01-31T10:24:34","slug":"wasiirka-deegaanka-xfs-oo-safar-shaqo-ku-tagtay-dalka-findland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-deegaanka-xfs-oo-safar-shaqo-ku-tagtay-dalka-findland\/","title":{"rendered":"Wasiirka Deegaanka XFS oo safar shaqo ku tagtay dalka Findland"},"content":{"rendered":"<p>Helsinki-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka Cimillada XFS, Khadiijo Maxamed Al- Maqsuumi oo safar shaqo ku joogta dalka Finland ayaa kulamo la leh madax ka tirsan dowladda waddankaas.<\/p>\n<p>Marwo, Khadiijo Maxamed Al-Maqsuumi ayaa kulan la qaadatay dhiggeeda dalka Findland, Maria Ohisalo iyo madax kale oo ka tirsan Wasaaradda Deegaanka iyo isbeddelka cimillada dalka Finland.<\/p>\n<p>Wasiir, Khadiijo ayaa sheegtay in dowladda Finland ay ka wada hadleen sidii ay Soomaaliya uga garab siin lahayd dedaalka ay XFS ugu jirto la tacaalidda dhibaatooyinka ka dhashay isbeddelka cimillada.<\/p>\n<p>&#8221; Finland waxay nagu garab siineysaa dedaalka aan ugu jirno la tacaalidda dhibaatooyinka ka dhashay isbedelka cimilida&#8221;.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa sanadihii lasoo dhaafay wajahaysay abaaro iyo roob yari ka dhalatay isbeddelka cimillada oo fara ba\u2019an ku haya dalal badan oo caalamka ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Helsinki-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka Cimillada XFS, Khadiijo Maxamed Al- Maqsuumi oo safar shaqo ku joogta dalka Finland ayaa kulamo la leh madax ka tirsan dowladda waddankaas. Marwo, Khadiijo Maxamed Al-Maqsuumi ayaa kulan la qaadatay dhiggeeda dalka Findland, Maria Ohisalo iyo madax kale oo ka tirsan Wasaaradda Deegaanka iyo isbeddelka cimillada dalka Finland. Wasiir, Khadiijo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":476085,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-476084","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476084","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=476084"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476084\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":476086,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476084\/revisions\/476086"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/476085"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=476084"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=476084"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=476084"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}