{"id":476064,"date":"2023-01-31T07:19:08","date_gmt":"2023-01-31T07:19:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=476064"},"modified":"2023-01-31T07:19:12","modified_gmt":"2023-01-31T07:19:12","slug":"dfs-oo-ku-wargalisay-hayadaha-ka-shaqeeya-gargaarka-iyo-mashaariicda-kale-inay-u-soo-guuraan-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dfs-oo-ku-wargalisay-hayadaha-ka-shaqeeya-gargaarka-iyo-mashaariicda-kale-inay-u-soo-guuraan-dalka\/","title":{"rendered":"DFS oo ku wargalisay hay&#8217;adaha ka shaqeeya gargaarka iyo mashaariicda kale inay u soo guuraan dalka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Dowladda Soomaaliya ayaa ku wargalisay hay&#8217;adaha ka shaqeeya gargaarka iyo mashaariicda kale inay si buuxda ugu soo guuraan dalka oo ay shaqada ka wadaan gudaha maadaama amnigu hagaagsan yahay.<\/p>\n<p>Wasiirka wasaaradda Qorsheynta iyo Maalgashiga XFS , Maxamuud Cabdiraxmaan Beena beene oo la hadlayay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay inay soo guurista hay\u2019aduhu u leedahay dhowr faa\u2019iido oo ay ka mid yihiin, inay usoo dhowaadaan dadka ay u shaqaynayaan , in ay u fududaaneyso ka dowlad ahaan la xisaabtanka hay\u2019adaha iyo in ay shaqa abuurka dalka kor u qaadeyso.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in shirarka iyo tababarrada lagu qabanayo dalka dibeddiisa ay u baahan yihiin in lagu qabto gudaha dalka.<\/p>\n<p>Wasiir Beena beene &#8220;Dowladda Soomaaliya marnaba ma ogolaaneyso\u00a0 in shirarka Soomaaliya leedahay lagu qabto dalka dibaddiisa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Dowladda Soomaaliya ayaa ku wargalisay hay&#8217;adaha ka shaqeeya gargaarka iyo mashaariicda kale inay si buuxda ugu soo guuraan dalka oo ay shaqada ka wadaan gudaha maadaama amnigu hagaagsan yahay. Wasiirka wasaaradda Qorsheynta iyo Maalgashiga XFS , Maxamuud Cabdiraxmaan Beena beene oo la hadlayay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay inay soo guurista hay\u2019aduhu u leedahay dhowr faa\u2019iido [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":476065,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-476064","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476064","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=476064"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476064\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":476066,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/476064\/revisions\/476066"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/476065"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=476064"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=476064"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=476064"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}