{"id":475979,"date":"2023-01-30T14:35:32","date_gmt":"2023-01-30T14:35:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=475979"},"modified":"2023-01-30T14:35:32","modified_gmt":"2023-01-30T14:35:32","slug":"wasaaradda-qorsheynta-xfs-oo-fartay-heyadaha-gargaarka-ee-mashaariicda-ka-fuliya-dalka-inay-si-buuxda-ugu-soo-wada-guuran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-qorsheynta-xfs-oo-fartay-heyadaha-gargaarka-ee-mashaariicda-ka-fuliya-dalka-inay-si-buuxda-ugu-soo-wada-guuran\/","title":{"rendered":"Wasaaradda qorsheynta XFS oo fartay hey\u2019adaha gargaarka ee mashaariicda ka fuliya dalka inay si buuxda ugu soo wada guuran"},"content":{"rendered":"<p>MUQDISHO-(SONNA)-Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha\u00a0 ee Xukuumadda federaalka ayaa ayaa fartay hey\u2019addaha gargaarka iyo kuwa horumarinta ee mashaariicda ka fulinaya dalkeenna inay si buuxda ugu soo wada guuraan dalka laga bilaabo (30 Janaayo 2023 illaa 31 Maarso 2023, Iyada oo la tixgelinayo xaalada amni ee waddanka oo soo hagaageysa kaddib howlgalada guuleystay ee ka dhanka ah Argagixisada.<\/p>\n<p>Bayaanka ka soo baxay wasaaradda Qorsheynta ee maanta ku taariikheysan ayaa lagu yiri\u201d <em><strong>Wasaaradda Qorsheynta waxay heegan u tahay inay hey\u2019adahaas ka caawiso, una fududeyso inay dalka u soo guuraan, wasaaradda oo fulineysa amarrada golaha wasiiradda ayaa wasaaarddu tallaabada ku haboon ka qaadi doonta hey\u2019adaha fulin waaya amarkan, si deg deg ahna dalka ugu soo guuri waaya\u201d \u00a0<\/strong><\/em><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-475980\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/328432966_499271925614069_1710278456185248402_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1184\" height=\"1600\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/328432966_499271925614069_1710278456185248402_n.jpg 1184w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/328432966_499271925614069_1710278456185248402_n-222x300.jpg 222w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/328432966_499271925614069_1710278456185248402_n-758x1024.jpg 758w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/328432966_499271925614069_1710278456185248402_n-768x1038.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/328432966_499271925614069_1710278456185248402_n-1137x1536.jpg 1137w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/328432966_499271925614069_1710278456185248402_n-696x941.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/328432966_499271925614069_1710278456185248402_n-1068x1443.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/328432966_499271925614069_1710278456185248402_n-311x420.jpg 311w\" sizes=\"auto, (max-width: 1184px) 100vw, 1184px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MUQDISHO-(SONNA)-Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha\u00a0 ee Xukuumadda federaalka ayaa ayaa fartay hey\u2019addaha gargaarka iyo kuwa horumarinta ee mashaariicda ka fulinaya dalkeenna inay si buuxda ugu soo wada guuraan dalka laga bilaabo (30 Janaayo 2023 illaa 31 Maarso 2023, Iyada oo la tixgelinayo xaalada amni ee waddanka oo soo hagaageysa kaddib howlgalada guuleystay ee ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":475981,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[842],"class_list":{"0":"post-475979","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-wasaaradda-qorsheynta-xfs-oo-fartay-heyadaha-gargaarka-ee-mashaariicda-ka-fuliya-dalka-inay-si-buuxda-ugu-soo-wada-guuran"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475979","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=475979"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475979\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":475982,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475979\/revisions\/475982"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/475981"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=475979"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=475979"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=475979"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}