{"id":475871,"date":"2023-01-30T09:53:00","date_gmt":"2023-01-30T09:53:00","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=475871"},"modified":"2023-01-30T11:16:13","modified_gmt":"2023-01-30T11:16:13","slug":"hantida-shacabka-soomaaliyeed-idinka-oo-khawaariijta-ah-ayaa-laga-ilaalinayaawasiirka-ganacsiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hantida-shacabka-soomaaliyeed-idinka-oo-khawaariijta-ah-ayaa-laga-ilaalinayaawasiirka-ganacsiga\/","title":{"rendered":"&#8220;Hantida shacabka Soomaaliyeed idinka oo khawaariijta ah ayaa laga ilaalinayaa&#8221;Wasiirka Ganacsiga."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibbaan Jibril Abdirashid Haji Abdi, ayaa sheegay in lagu guulaystay dagaalkii dhaqaalaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku qaaday khawaarijta Argagaxisada ah ee Al-Shabaab, waxaana uu tilmaamay in gacanta lagu dhigay Talefoono iyo Akoono tiro badan oo lacagaha looggu diri jiray khawaarijta isaga oo ganacsatada Soomaaliyeed uga mahad-celiyey sida joogtada ah ee ay mar walba u la soo wadaagaan xogaha la xiriira meelaha lacagaha looggu diro Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Wasiirku, wuxu sidoo kale tilmaamay in hadalkii Cali Dheere uu cadeynaayey in looga guulaystay dagaalkii dhaqaalaha ee dawladdu ku qaaday Khawaarijta Al-Shabaab kaas oo uu tilmaamay in uu ahaa guul u soo hoyatay umadda Soomaaliyeed &#8221; Cali Dheere adiga iyo Khawaarijta kale waxba la idin ka waydiin maayo ilaalinta Hantida Soomaaliyeed, cidda laga ilaalinaya waa idinka oo khawaarij ah&#8221; ayuu yiri wasiirka.<\/p>\n<p>Wasiir Jibril, sidoo kale wuxu ganacsatada Soomaaliyeed ku boggaadiyey u hoggaansamidda awaamiirtii dawladda ee joojinta lacagihii baada ahaa ee la siin jiray khawaarijta Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaliya ayaa dagaalkii ugu adkaa ku qaaday illaha dhaqaalaha kooxda khawaariij iyadoo dowladdu xanibtay 250 Account sidoo kale na dowladda ayaa xirtay 70 Telefon oo khawaariijta u adeegsan jirtay ururinta illaha dhaqaalahooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibbaan Jibril Abdirashid Haji Abdi, ayaa sheegay in lagu guulaystay dagaalkii dhaqaalaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku qaaday khawaarijta Argagaxisada ah ee Al-Shabaab, waxaana uu tilmaamay in gacanta lagu dhigay Talefoono iyo Akoono tiro badan oo lacagaha looggu diri jiray khawaarijta isaga oo ganacsatada Soomaaliyeed uga mahad-celiyey sida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":475872,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-475871","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475871","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=475871"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475871\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":475903,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/475871\/revisions\/475903"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/475872"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=475871"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=475871"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=475871"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}